Category: SAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA
-
QARDHO: MAALGASHI MALAAYIIN DOOLAR KU KACAY | WAA DHAQAALE AY ISKU DAREEN IN KA BADAB 10 MAALGASHADE (daawo)
QARDHO: MAALGASHI MALAAYIIN DOOLAR KU KACAY | WAA DHAQAALE AY ISKU DAREEN IN KA BADAB 10 MAALGASHADE, WAANA MID KU DHASHAY SU’AAL KOOXI ISWAYDIISEY| HALKA AAN KA HADLAYNAA WAA SCHOOLADA RAYS EE QARDHO KUYAALA Wariyaha Radio Daljir Ciise Maxamiid Ciise (Talyaani) ayaa nala wadaagaya sheekadan oo ah mid xiisa leh Dhegayso. Daawo.
-
QARDHO MAANTA | (daawo | dhegayso)
QARDHO: MAALGASHI AAD U BALAARAN OO AY SAMAYNAYAAN GANACSATADA REER PUNTLAND, BILICDA BUURAHA & BERIGA ISBARKAN IYO BOGCADA AY DHACDO OO AAN KA FOGAYN BAADIYAHA XOOLO DAAQEENKA AH AYAA QARDHO KA DHIGAY MID DAD BADANI UGA SOO BOQOOLAAN BELEDO KALA DUWAN Dhegayso. Daawo.
-
Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? (daawo | dhegayso)
Baardheere: Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? waa maxay halista ku gadaaman Biyaha webiga oo sidooda loo cabo? saamayn intee leg yeelan kartaa butada aan bed-qabkeeda la hubin oo biyaha lagu safayo | Warbixintan oo ah taxanihii 3aad waxaa soo diyaariyey Mohamad Hassan Dhalo | Kaamiraduna waa Abdinaasir Mansor. Dhegayso. Daawo.
-
BEERAHA BAARDHEERE & BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN (daawo | dhegayso)
BEERAHA BAARDHEERE &YO BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN | Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxay ka midtahay degmooyinka uu maro webiga Jubba; wax ay leedahay degmadaasi beero waxsoosaakooddu sarrayo haddii lagu tabco laakiin mahaystaa suuqyo loo iibgeeyo, waxaa intaa dheer Waddo xumada ka jirta inta isku xirta Baardheere iyo magaalooyinka Dekeddaha…
-
BAARDHEERE BARO OO GEDO BARO!
BAARDHEERE: Baardheere waa xaggee? Kheyraadka Gedo u Kuurgal? | Buundada Degmada Baardheere dhibka kaa jiraa waa maxay? | Waa warbixinta 1aad warbixino taxane ah waxaana soojeedinaya Mohamad Hassan Dhalo, Kaamiradu waa Abdinaasir Mansoor
-
Safarkii Galmudug Gees Illaa Gees: Miyi, Madal Aroos & Ciyaaro, Maalin Ceel & Carshin, Magaalo-ka-magaalo illaa Madaxtooyo (dhegayso | daawo)
Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacayo, Caabudwaaq Balanballe illaa Guriceel ayaan ku tagnay safar aanu magaaloba magaalo ugu jarmaadnay, intaan tuuloba tu kale uga gudubney ayaan isaga talaabnay dooxooyin iyo balliyo cagbanaan ah oo dhirtu ku badantahay | Ka bogo bilaaw illaa dhammaad | Raadreeb soo koobaya, dhacdooyinkii saxafiyiinta Daljir la kulmeen safar laba todobbaad qaatay oo ay…
-
BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL (daawo)
BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL | Cabdulqaadir Axmed Saalim (Baajurayri) waa warasada injineer Saalim Axmed Baajurayri, Injineerkii dhismayaasha taariikhiga ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee ka dhisan xarumihii Daraawiishta | Kaga bogo taariikhda faca weyn iyo farqiga u dhexeeya Eyl shalay iyo Eyl maanta | Waxaa waraystay Khadar Awl Ismail
-
EYL: KACDOON LABAAD, ILBAXNIMO & RAADAD TAARIIKH HORE (daawo)
EYL: KACDOON LABAAD, ILBAXNIMO & RAADAD TAARIIKH HORE | RAADAD IYO TAARIIKH HUWAN ILBAXNIMO HORE HADDANA DIYAAR U AH KACDOON LABAAD & HORMAR HORLEH | DALJIR KALA SOCO WARBIXINO DEGMADA EYL | Waxaa idiin diyaariyey Ciise Talyaani
-
LAASQORAY: DAYACA & DARXUMADA WARSHADDII KALLUUNKA (daawo)
Warbaahinta Daljir ayaa booqdaay Warshadii Kalluunka xilliggii dowladdii Kacaanka ee degmada Laasqoray, gobolka Sanaag oo kamid ah degmooyinka Taarikhiga ah. Wariye Ficli Burkud Dhiidhi ayaa warbixinta hoose ka diyaariyay.
-
SAFARKII BURAAN & FAADUMO DEGGAN DAAHIR (daawo)
Degmada Buraan ee gobolka Haylaan oo kamid ah degmooyinka taariikhda faca weyn ee Puntland, magac iyo miisaanna ku leh Soomaaliya, ayaa waayahan danbe ku tallaabsatay hormar la taaban karo labadii sano ee u dambeeyey, waana hormar ku yimid iskutashi bulsho | Faadumo Deggan Daahir oo safar ku joogta gobolka ayaa warbixintan ka diyaarisay
-
LUUQ GANAANE JASIIRAD LAMOOD HAL ILLIN LEH (daawo)
LUUQ GANAANE JASIIRAD LAMOOD HAL ILLIN LEH | SAFARKII DOOLOW, BELEDXAAWO & LUUQ GANAANE: Saddex degmo oo leh dabeecadda Saddex Dal | Maxaad se ka taqaan Luuq Ganaane, Degmada halka illin leh ee Webigu ka dhigay jasiirad la mood qurux badan | Waxkabaro tagtadii shalay iyo tan maanta iyo dhul banaan oo carosan ah iyo…
-
DOOLOW, TAARIIKH HORE & MID DAMBE
MAXAAD KALA SOCOTAA TAARIIKHDA DEGMADA DOOLOW EE GOBOLKA GEDO | Cabdullaahi Cabdi Xiirey oo waayo u soo joogey dhacdooyin kala duwan oo Doolow soo martay ayaa uga warramay Cabdifataax Cumar Geeddi.