Category: Raadreeb
-
MADASHA DALJIR | Dood kulul oo dhexmartay Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiir Maxamed Cabdiwahaab iyo Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir
Dood kulul oo dhexmartay Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiir Maxamed Cabdiwahaab, iyo Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir.
-
MADASHA DALJIR | Madal kulmisay dawladda, mucaaradka & xisbiyada siyaasadda
-
WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID? | DHEGAYSO WARAYSI XILDHIBAAN HORE
WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID? | DHEGAYSO WARAYSI XILDHIBAAN HORE.
-
HORDHACA WARAYSI “WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID?”
WAA KUMA GAAS WAA SE KEE CUMAR CABDIRASHIID WAA HORDHACA WARAYSI XILDHIBAAN HORE? | Su’aalahaas iyo xogo kale oo dahsoon waxaa ka jawaabaya Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Puntland waxaa laga badbaadinaya ragga musuqmaasuqay dhismihii waddada Garoowe iyo Gaalkacyo. Puntland waxaa laga badbaadinaya raggii Boosaaso dagaalka ka dhaliyey kaddibna Dubai iyo Nairobi u kala duulay ……
-
SOMALILAND LEADERS COMMITTED WAR CRIMES AND GONE TO THE GRAVEYARD ARE THE CLAN WISHES
Built on a quicksand foundation, to then make matters even worse, Somaliland has since establishment also developed a twisted logic to fulfill its secession quest. Because Siyad Barre regime has committed war crimes against the Isak clan that established Somaliland (and indeed Jaalle Siyaad has also committed war crimes against many other Somali clans), they…
-
Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART III
On 6 February 2023, SSC Traditional Leaders and a 33-Member Committee issued the ‘Laascaanood Declaration’ where a 45-member body was elected to administer SSC-Khatumo, and where SSC-Khatumo declared of not being part of the Somaliland administration, and having never agreed to nor participated in the secession program, and that “SSC-Khatumo territories are part of the…
-
Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART II
On 6 February 2023, SSC Traditional Leaders and a 33-Member Committee issued the ‘Laascaanood Declaration’ where a 45-member body was elected to administer SSC-Khatumo, and where SSC-Khatumo declared of not being part of the Somaliland administration, and having never agreed to nor participated in the secession program, and that “SSC-Khatumo territories are part of the…
-
MARTISOOR: Halgankii SYL, Gumeysigii Xumaa ee Talyaaniga & Waraysi AUN Ladane Saalax Deer (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee maanta waxa uu huwanyahay xasuus gaar ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa maalinta dhalinyarada oo sannad walba la xuso 15 May. Haddaba waxa aan waraysi magaalada Carma ee gobolka Bari bishii Juun ee sannadkii 2010 kula yeelanay Halgamaa Ladane Saalax Deer oo allaha u naxariste (AUN 13 Feb 2013) kamid ahaa halgamayaashi…
-
MARTISOOR & Sanatar Gaagaab: Waayo hore, Dhismihii Puntland & Waliba Waayihiisa Siyaasadda
Senator Maxamed Cali Yuusuf ‘Gaagaab’: Waayo hore, Dhismihii Puntland & Waliba Waayihiisa siyaasadeed iyo xilalkiisii Puntland. Senator Gaagaab waxa uu Daljir marti u ahaa 17 Feb 2011.
-
XASUUS MARTISOOR & GARAAD CABDULAAHI CALI CIID (1927- 19 Nov 2020): Siyaasadda cakiran ee Soomaaliya
XASUUS MARTISOOR & GARAAD CABDULLAAHI CALI CIID (1927- 19 Nov 2020): Siyaasadda Cakiran ee Soomaaliya, tan ajnabi & waliba waayo la yaab leh oo uu u soo joogay | Garaadku waxa uu Daljir u warramay 11 Mar 2017
-
MARTISOOR & ISMAACIIL XAAJI WARSAME, WAAYOJOOG SIYAASADDA SOOMAALIYA KULMIS illaa VILLA SOMALIA
MARTISOOR & ISMAACIIL XAAJI WARSAME, WAAYOJOOG SIYAASADDA SOOMAALIYA KULMIS illaa VILLA SOMALIA | Ismaaciil Xaaji Warsame, waayojoog marxalado kaladuwan u soo taagnaa, bilowgii burburka dalka, halgankii SSDF iyo dhacdooyin aan hore looga warramin ayuu kaga sheekaynayaa Qaybta 1aad ee taxanaha waraysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir.
-
MARTISOOR: SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA
SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA Kaga bogo su’aalo ay kamidyihiin: AARAN JAAN waa kuwee, mise yihiin dawlad ku dhexjirta dawladda Puntland, gooyana go’aamada dhaqaale iyo kuwa siyaasadeed ee dalka? | Doorashada Puntland ee 08 Jan 2024 & TARAHA Doorashooyinka Puntland? | Dimuqraadiyeynta Puntlad: Maxaa hortaagan natiijada doorashadii Eyl? | Sakariye Nuur Faarax ayaa…