Category: Qormooyinka Daljir

  • Boqolkii Maalmood ee Farmaajo, Maxaa Ba’ay, Maxaa se noo Barakoobay?

    Boqolkii Maalmood ee Farmaajo, Maxaa Ba’ay, Maxaa se noo Barakoobay?

    Waa qormo aan ku qaadaa dhigayno waxa ka qabsoomay 100-kii maalin ee uu xafiiska fadhiyey madaxweyne Farmaajo. Sidaan ka war qabno madaxdu marka ay xilka raadinayso waxay sameeyaan balan qaadyo faro badan oo qaarkoodna ay ku darsadaan qorshayaasha mustaqbalka qaran iyo kuwo ay deg-deg u fuliyaan, halka qaarna ay ka tahay kaliya in codad ku…

  • Maanhadal & Maanta iyo Abuukar Arman: Shirka London Muxuu Yahay, Muxuu se kaga Duwanyahay Kuwii Hore?

    Maanhadal & Maanta iyo Abuukar Arman: Shirka London Muxuu Yahay, Muxuu se kaga Duwanyahay Kuwii Hore?

    Barnaamijka MAANHADAL ee Maanta oo Jimce ah, saacaddu marka ay tahay 1:07 PM waxaa marti u ah dibloomaasi, aqoonyahan, iyo khabiir siyaasadeed Abuukar Arman. Abuukar waxa uu si qoto dheer uga faalloon doono shirka London, kii ka horreeyey ee isla London, kii Brussels, damaca iyo siyaasadda dawladaha adduunka ee ku aaddan Soomaaliya, liidashada siyaasiyiinta iyo…

  • Damaashaadka Hilbaysiga & Feenashada Soomaaliya ee London

    Damaashaadka Hilbaysiga & Feenashada Soomaaliya ee London

    Abukar Arman & Shirka London: Khudbadda Farmaajo “Mar I Dage Alle ha Dago. Laba Goor I Dage se Anaa is Dagay” yaysan ka Badan Qoraal cinwaankiisu yahay “Damaashaadka Hilbaysiga iyo Feenashada Soomaaliya ee London” oo uu nala qaybsaday Siyaasi ahna qoraa sare Abukar Arman, ayuu shirka London ku sifeeyey mid Soomaalidu si nasteexo leh uga…

  • Gacanka Kuuriya oo Dagaal Qarka u Saaran

    Gacanka Kuuriya oo Dagaal Qarka u Saaran

    Qoraaga Roy Williams baa laga hayaa, “Erayo lagu hadlay baa dagaal bilaa oo hadana dagaal dhammeeya … Addunkan keenna ahi, sida aan wada ognahay, wuxuu ku dhisanyahay awoodda erayada aan isticmaalno.” Gacanka Kuuriya Gacanka Kuuriya oo sharciyan laba dal ah waa isku dad. Dadka Kuuriyada Waqooyi waxaa xukuma huggaan shuuci ah oo kaligitalis ah, oo awooddu…

  • Jamaac Maxamed Qaalib iyo Waayihii siyaasadeed ee Soomaalida

    Jamaac Maxamed Qaalib iyo Waayihii siyaasadeed ee Soomaalida

    Jaamac Maxamed Qaalib wuxuu ku jiray siyaasadda Soomaalida  xilliyo kala duwan tan iyo israacii labadii gobol oo ay Talyaaniga iyo Biritishku kala  gumaysan jireen. Intii u dhexeysay 1960kii iyo 1969kii wuxuu xilal kala duwan ka hayay ciidanka booliska Soomaaliyeed. Muddadii ciidammadu hayeen  talada dalka wuxuu qabtay xilal kala duwan sida Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo…

  • DULIN ABAAREED: Cabdijibaar Aaden Gaas

    DULIN ABAAREED: Cabdijibaar Aaden Gaas

    DULIN ABAAREED Guud ahaan dalka abaar adag iyo seben baa ka dhacay mana aha wax aad qiimaynkarto ama wax laga sheegi karo gaar ahaan nugaal iyo hawd intii aan u ahay xog ogaal gobolada sool sanaag togdheer iyo nugaal. Gebi ahaan waxaa dabar go’ay oo xaadhmay duunyadii ay dadku ku noolaayeen. Ma jirto tallaabo aad…

  • Prof. Lidwien Kapteijns oo Akhrisay, Dhaliishayna Buug uu Qoray Maxamed Ingiriis

    Prof. Lidwien Kapteijns oo Akhrisay, Dhaliishayna Buug uu Qoray Maxamed Ingiriis

    Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa qoray buug uu ugu magacdaray “Isdaldalaaddii Soomaaliya: Kicii iyo Dhicii Xukuumaddii Siyaad Barre, 1969-1991.” Buugga waxaa akhrisay Prof. Lidwein Kapteijns, loona yaqaan Prof. Ladan. Ladan aad bay buugga u dhaliishay, dhan kasta, siiba dhanka hab-qoraalka buugga, dhanka aqoon-la’aantiisa afka Ingiriiska, naxwe xumida qoraalka Ingiriiska, iyo kaba-sii-daran e in uu yahay buug…

  • FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

    FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

    Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay leeyihiin meekhaan maamul hoosaad ah, oo waxay haystaan xukun hoosaad ay gobolladooda ku maamulaan. Awoodaha ay ku shaqeeyaan dowlad goboleedyadu dowladda dhexe ma siiso. Awoodahooda waxay ka helaan dastuurka dalka u yaalla. Dowladda qaab kaan ah…

  • Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

    Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

    Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse (Sanco) ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda Puntland State University (PSU), qoraalkani wuxuu si hufan u iftiiminayaa Qeexitaan cilmiyeed ka lacag, Dhaawaca shillinkeena maxaa sababay, maxaa guud ahaan lacag loo daabacaa, yaa leh dhaliisha daabacaada lacagta shilin soomaaliga, maxaase daawo u…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com