Category: Maqaalo Kale
-
Barnaamijka Badbaado: Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka
Todobaadkan Waxaan ku Falanqeyn doonaa Nabadda Iyo Doorka Dhalinyarada Gobolka mudug Waxaana iygala Qeyb-qaadanaya Bashiir C/Siciid Cali oo ah Gud. Dhalinyarada Degmada Jariiban kana mid ah Daladda Dhalinyarada Gobolka Mudug. Burhaan Faantugle oo ah Gudoomiya Xaafadda Israac ee Magaalada Gaalkacyo Iyo Xasan Gama’diid oo ka mid ah Dhalinyarada Siyaasiyiinta ee Gobolka Mudug.. Waxa ay Tilmaameen…
-
Dhuusamareeb: Doodda Magaca iyo Aragtida Dadka
Inta aan ka garanayo ama la iiga sheegey, dadka gobolka Galgaduud, waa dad ku hadla lahjad cad oo fudud, laalaab iyo baraxna aan laheyn. Sida ay aaminsan yihiin Cadceed Shiikh-doon Diiriye iyo Cabdi Xaashi Xaayoow oo ka tirsan odoyaasha gobolka, lahjadda qoran ee Afka Soomaaliga ah, ayaa ka soo jeeddaa Gobolka Galgaduud. Odoyaasha ayaa intaas…
-
Barnaamijka Badbaado Doorka Dhalinta ee Nabadeynta iyo Dimoqraadiyeynta Dalka
-
Farriinta Barnaamijka Badbaado
Barnaamijka Badbaado waa Barnaamij falaanqeyn doona doorka dhallinta ee nabadeynta & dimoqraadiyeynta dalka, isdhexgalka bulshada iyo kaalinta dhallinta maanta, hanka iyo hiigsiga mustaqbalka dhow iyo kan fog.
-
Baraarugga Hawenka taxanaha 138AAD Daljir BBCMA?
-
Madashada Masuulka iyo weydiimaha dadweynaha
-
Baraarugga Haweenka | Taxanaha 137aad | Daljir & BBCMA
-
Noloshu Waa Halgan: W/Q: Ahmed Hussein Suleiman (Xaruur)
Noloshu Waa Halgan: ”Nolushu waa halgan, Nin hanyarina mahano qaado” Maxamed waa wiil dhalinyaro ah oo ay dhaleen qoys sabool ah oo kunool miyiga. Qoys kiisu waxay lahaayeen 50 neef oo ari ah iyo hal rati oo ay ku guuraan. Qoys ahaan waxay ka koobnaayeen shan qof oo kala ahaa Maxamed, gabar walaashiis ah,…
-
Baraarugga Hawenka Taxana 136 AAD”
-
Baraarugga Haweenka Taxanah 134AAD
-
WARAABKA & MAAREYNTA BIYAHA
-
Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 130aad