Category: Maqaalo Kale
-
Mashruuca hormarinta Beeraha Timirta Puntland, maanta iyo berri (Puntland)
Guddoomiyaha Beeralayda Puntland CabdiCasiis Garaad oo waraysi gaar ah caawa siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay mashruuca hormarinta Timirta beeraha Puntland. Guddoomiyaha aya sheegay in guddi ka socday beeralayda ay maanta la kulmeen maanta Wasiirka Beeraha Puntland. Guddoomiyaha ayaa Xasan Heykal uga waramay waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo ahmiyada uu mashruucan uu leeyahay hormarka…
-
Daljir & BBCMA: Taxanaha 2aad ee Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo dhanka taageerada reerka iyo qoyska. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana noo soojeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c9e28ab0101001b807e3d6d/Baraarugga+Haweenka+Qaybta2aad-Xaawo+Axmed+Sax+Sax.mp3
-
12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)
Waa sidee xaaladda Najmo Cabduqaadir Xasan oo ah gabar 12 sano jir ah oo kufsi loogu gaystay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal? Najmo ayaa waxaa hadda lagu dabiibayaa isbitaal ku yaal Bossaso, inkasta oo dhaqaatiirta aysan ku guulaysan in ay weli wax ka qabtaan xaaladeeda caafimaad. Wariye Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa ku booqday isbitaalka, warbixinta hoosena…
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana noo soojeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c94c79e0201004764137227/Baramijka+Baraaruga+Haweenka-Jimcaha+Sax.mp3
-
Caa’isha Aabbaheed: “Waanwaan iyo wadahal midna kama gelayo kufsigii iyo dilkii gabadhayda” (daawo | dhegayso)
Caa’isha Ilyaas falka gurracan ee loo geystay waxaa loo qabtay dhawr qof oo la aaminsanyahay in ay yihiin kuwii ku luglahaa dilkeeda iyo dambigeeda kufsi ee sida wadareed u dhacay, hase ahaatee weli ma jirto wax xog ah oo dawladda iyo laamaheeda dambi-baaristu ka soo bandhigeen dhacdaasi. Ilyaas Aadan Maxamed waa aabbaha dhalay Caa’isha, wareysi…
-
Caa’isha Aabbaheed: “Waanwaan iyo wadahal midna kama gelayo kufsigii iyo dilkii gabadhayda” (dhegayso|daawo)
24-kii bishii aynu soo dhaafnay ee Feebaraayo magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay fal aad u foolxun oo abuuray amakaag iyo anfariir bulsho, kaddib markii kufsi wadareed iyo dil naf goyn ah loo geystay gabar yar oo carruur ah, da’deeduna ahayd 12 jir, taasoo lagu magacaabi jiray Caasho Ilyaas Aadan. Meel aan ka fogayn gurigooda oo…
-
Somaaliya oo Siyaasadii dibada Heer ka gaartay Tii Gudaha oo Cadow dhex Jiifo! (Qormo)
Waxaan halkan si aad u kooban kaga hadalayaa faahfaahinta u jeedka uu xanbaar sanyahay cinwaanka korku xusan. waansa araaranayaa. waxaan illaahay ka baryayaa in uu i heleeshiiyo waxa danta u ah diinteeyda dalkayga iyo dadkayga igana ilaaliyo wax intaa wax u dhimaya. Waxaan garwaaqsaday in aan ahay masuul xil iyo xaqba ka saaran yahay dhawrida…
-
Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)
Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo badan oo falxumada kufsi la xiriirta siiba magaalada Galkacyo kuwa ka dhacay. Haddaba warbixintaan oo ah middii ugu dambaysay taxanayaashaasi waxaan uga hadlaynaa sida wax looga qaban karo falxumada kufsi. Cabdifitaax Cumar Geeddi ayaa…
-
Warbixintii 4aad ee Taxanayaashii Kufsiga Galkacyo (dhegayso/daawo)
Dhegaystayaal sidaad la socotaan dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey Radio Daljir wuxuu baahinayey warbixinno xiriir ah oo ku saabsan falalka kufsiga iyo korarkooda Galkacyo, uuna ugu dambeeyey midkii qurgooyada iyo qabsashada wadareed iskugu jiray ee lagu dilay Caasho Ilyaas oo 12 ahayd. Warbixintaan oo ah middii 4aad waxay ku saabsan tahay tirada falalkii kufsi ee…
-
Warbixintii 3aad ee taxanayaashii aan ka diyaarinay kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas (dhegayso | daawo)
Labadii maalmood ee ugu dambeeyey dhegaystayaal waxaannu idin soo gudbinnay warbixinno la xiriira dilkii iyo falkii foosha xumaa ee lagula kacay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd ardayad 12 jir ah, taasoo maalin caddeey laga meersaday meel aan ka fogayn gurigooda oo Galkacyo ku yaalla, kadibna la helay iyadoo meyd ah, ayna ka muuqdaan jariimooyin lagula…
-
Warbixintii labaad ee taxanayaasha falkii dil iyo kufsi ee Galkacyo ka dhacay.(dhegayso|daawo)
Intiinii dhegaysataay. Barnaamijyadeennii shalay iyo xalayba waxaan idinku soo gudbinnay warbixintii koowaad ee aan ka diyaarinay falkii xumaa ee dalka iyo kufsiga iskugu jiray ee Galkacyo ka dhacay. Haatanna waxaana idin soo gudbinaynaa warbixintii labaad ee arrinkaasi la xiriirta, taasoo ku saabsan dareenka bulshada iyo dadaal falkooda. (Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa inoo diyaarshay, inoo soo…
-
Warbixintii labaad ee taxanayaasha falkii dil iyo kufsi ee Galkacyo ka dhacay. (dhegayso)
Intiinii dhegaysataay. Barnaamijyadeennii shalay iyo xalayba waxaan idinku soo gudbinnay warbixintii koowaad ee aan ka diyaarinay falkii xumaa ee dalka iyo kufsiga iskugu jiray ee Galkacyo ka dhacay. Haatanna waxaana idin soo gudbinaynaa warbixintii labaad ee arrinkaasi la xiriirta, taasoo ku saabsan dareenka bulshada iyo dadaal falkooda. (Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa inoo diyaarshay, inoo soo…