Category: Maqaalo Kale
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 8aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso.
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 7aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso.
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Asbuucaan waxa aan ku falaanqeynaa sida loo abuuro keyd dhaqaale iyo nidaamka furashada akoonka iyo xiriirka bangiyada. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Radio Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed.…
-
Ri’ dhali wayday iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo ku jawaabtay in aysan lahayn qalab iyo goob lagu daweeyo toona (daawo)
Neef ri’ ah ayaa ku dhali wayday magaalada Bosaso, kaddibna markii aan la xiriirnay Wasaaradda Xannanada Xoolaha Puntland, xafiiskeeda Bosaso, waxa ay ku jawaabeen in aysan haysan qalab iyo goob loogu talagalay midna in xoolaha lagu daweeyo. Xoolaha ayaa Soomaaliya laf dhabar u ah dhanka nolosha iyo dhaqaalaha, waxaana lagu tilmaaamaa isha koowaad ee dhaqaale.…
-
FARRIIN kahortagga kufsiga carruurta iyo shaacinta cudurka ‘Pedophilia’ iyo cudurqabaha (Pedophile)
Waxaa geyiga Soomaaliya ku soo badanaya kufsiga carruurta aan qaangaarin, badanaana carruurta la kufsanayaa da’doodu waa ay ka yartahay 10 sano jir. Kufsiga carruurtu badanaa waa mid ku kooban isla guriga ama inta ka agdhow guriga iyo qoyska. Hoos ka dhegayso farriinta Radio Daljir ee kahortagga cudurka PEDOPHILIA iyo sida waalidku ay carruurtooda uga ilaashan…
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 5aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb8b84c01010036068e2918/Baraarugga+Haweenka+Q-5aad_19+Apr+2019.MP3
-
“Kufsiga Puntland ka socdaa waa mashruuc “, Waxaa qortay Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.
Kufsiga Puntland ka socda Waa Mashruuc amniga iyo xukuumadda puntland lagu khalkhalinayo, dumarkana lagu cabsi galinayo. waxay arintaani bilaabantay Jan 2019 inkastoo kufsigu jiray, hadana horay uma jirin kufsi dil wata, waxay noqotay tusbax furtay, Kufsigu waa caado xun oo bulshada lagu kala dilayo lagu xumaynayo mustaqbalka gabadhaha Puntland maaha arin laga aamusi karo waxay…
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb8325001010088058d4860/Baraarugga+Haweenka+Q4aad.mp3
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 3aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca762da01010013b9826626/Baraaruga+DDD.mp3
-
Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Badbaadiyeey Kumanaan Shacabka Muqdisho ah (Qormo)
Cadawga qaranka iyo shacabka soomaaliyeed, waxa uu mudo aad u dheer ku naaxay dhiiga shacabka soomaaliyeed daadintiisa. Nacabku waxa uu damanaan iyo dagnaan inaga helay markii hadaynu soomaali nahay aynu dalkeena burburinay dawladii inoo dhisnayd ee dalka diifaacaysay. Hadaba isagoo ka faa iidaysanaya burburka iyo dagaalada sokeeye iyo dawlad la aanteena,ayuu abuurtay dad soomaali ah…
-
Maxamed Xasan Cirro: Filimaanta Hindiga, sharafta dumarka iyo doorsoonka dhaqankii Soomaaliyeed
Waa goor subax ah, maalin Sabtiya, 30 Maarso 2019, wiil dhalinyaro ah oo hotel aan deganahay Muqdisho goobta dadka martida ahi fariistaan ayuu ku daawanayaa filim Hindiya oo la af Soomaaliyeeyey, waan dhinaca fariistay, waxaa wejigiisa ka muuqata dareen aad u farxad badan oo ka turjumaya siduu u qushuucsan yahay, ereyada filimkuu daawanayo aan ka…
-
Taxanaha 8aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falceliska bulshada (dhegayso)
Hadafka mashruuca ayaa ah in kor loo qaado aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo caqabadaha kale ee la xariirta tacliintooda sidoo kale in laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary. Hoos kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabdhaha…