Category: Maqaalo Kale
-
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 13aad)
Barnaamjka maanta waxa uu ku saabsan yahay, Horomarrada laga sameeyay arimaha caafimaadka dalka iyo Saamaynta Caabuqa COVID-19 uu ku yeeshay hanaanka Caafimaadka dalka iyo adeegyada kale ee bulshada. Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.
-
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 12aad)
Barnaamjka maanta waxa uu ku saabsan yahay Covid-19 iyo saameyntii uu ku yeeshay dhaqaalaha Puntland. Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.
-
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 64aad (daawo)
Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Dowrka bahda caafimaadka ee wacyigalinta Covid-19. Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.
-
TALEEX, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Wadatashi iyo hiigsi bulsho ayaa horseeday in deegaanka Taleex uu maanta ka biloowdo hormar iyo iskuxir bulsho oo ay horseed u yihiin odayaasha iyo ganacsatada deegaanku. Cabdiqani Fantastic Axmed ayaa warbixinta inoo haya.
-
GOD’AALO, SOOL: Wadatashi & Iskutashi Bulasho oo Horseeday Dhismaha Iskuul Deegaanka
-
BOOCAME, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Boocame oo hormar ballaaran ka socdo, dhan ganacsi, dhan beereed iyo dhan bulsho; iyo waliba farriin ku socota Madaxweynaha Puntland. Waxaa inoo haya Xasan Heylkal.
-
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 11aad)
Barnaamjka waxaa maanta marti ku ah Dr. Daahir Muuse Cali oo ah lataliyaha Covid-19 ee wasaarada caafimaadka Puntland oo ka waramaya hoose udhaca ay wasaaradu sheegtay in uu ku yimid dadkii uu soo ridan jiray Caroonaha. Lataliyaha waxa uu barnaamijka usheegay walaaca ay wasaaradu ka qabto markale soo laabashada safmareenka Covid-19, xiliga qaboobaha. Barnaamjka waxaa…
-
XUDDUN, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Wadatashi iyo hiigsi bulsho ayaa horseeday in deegaanka Xuddun uu maanta ka biloowdo hormar iyo iskuxir bulsho oo ay horseed u yihiin odayaasha iyo ganacsatada deegaanku. Cabdiqani Fantastic ayaa warbixinta inoo haya.
-
TUKARAQ, SOOL: ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA
Wadatashi bulsho ayaa horseeday in deegaanka Tukaraq laga hirgasho horumar biloow ah, waana qayb hormarinta gobolka Sool. Cabdiqani Fantastik Axmed ayaa warbixinta inoo haya.
-
KARINGORFOOD: WADAHADAL BAA NABAD LAGU HIIGSADAA; ISKUTASHI BULSHO BAANA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 10aad)
WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka hanaqaaday deegaanka Karingorfood, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanka si loo helo nabad waarta, korna loogu qaado adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay. Hoos ka dhegayso Taxanaha 9aad ee barnaamijka WADAHADAL.
-
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 63aad daawo)
Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga Haweenka oo todobaadkan ku saabsan, sida ay haweenka ganacsiga yaryar haysa ugu ganacsigooda suuqgeyn ugu sameyn karaan? Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal ayaa si wadajir ah usoo jeedinaya.
-
DAN: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 9aad)
WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka hanaqaaday deegaanka Dan, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanka si loo helo nabad waarta, korna loogu qaado adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay. Hoos ka dhegayso Taxanaha 9aad ee barnaamijka WADAHADAL.