Category: Dowladda Deegaanka Soomaalida

  • Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

    Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

    Madaxweyne ku xigeenkii dowlad degaanka Soomaalida Aadan Faarax Ibraahim ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka sare ee barlamaanka Itoobiya. Aadan Faarax oo Gobolka Soomaalida caan ka ah ayaa waxa uu bedalayaa Keria Ibrahim oo hore u ahayd afhayeenka Aqalka Sarre ee Itoobiya oo Isniinta Is casishay, Keria Ibrahim oo ka soo jeeda qowmiyada ayaa uga…

  • AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

    AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

    Aadan Faarax oo ahaa Kuxigeenka Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa loo magacaabay afhayeenka Golaha Federeeshinka Dawladda Federaalka Itoobiya. Gudigga fulinta Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ansixiyey magacaabista, una dhaariyey Aadan Faarax Afhayeenka Golaha Federeeshinka Itoobiya. Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

  • CADAANI AFHAYEENKA ONLF OO BOOQDAY GABAGABO & QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY MUMTAAS CAABBI JEEX

    CADAANI AFHAYEENKA ONLF OO BOOQDAY GABAGABO & QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY MUMTAAS CAABBI JEEX

    Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa shalay booqasho tacsi ah ugu tegey qoyska dhalay gabar yar oo afar sano jirtey taas oo ku dhimatay meel god ah oo ay ku go’doonsanayd mudDo lix maalmood ah. Mumtaas Cabdi Jeex waxay ahayd afar jir ay dhaleen qoys beeraley ah oo deggan tuulada Gabagabo oo 41…

  • WASIIRKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DDS OO GODEY GAROON KUBADDA DHAGAXDHIGAY

    WASIIRKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DDS OO GODEY GAROON KUBADDA DHAGAXDHIGAY

    Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Cumar Siyaad Ibraahim Axmed oo socdaalkiisii ugu horreeyey safar ku maraya Godey iyo Qabri Dahare ayaa waxa uu dhagaxdhigay garoon cusub oo kubadda cagta. Wasiir Cumar Siyaad Ibraahin Axmed ayaa noo sheegay in qorshaha ay ugu jirto sidii dhamaanba gobolada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) looga…

  • LATALIYE MAXAMED MUSA OO EERSADAY “JIIR KU DHACAY FUUSTO BIYO AH” & CAGJAR OO XILKII KA XAYUUBSHAY

    LATALIYE MAXAMED MUSA OO EERSADAY “JIIR KU DHACAY FUUSTO BIYO AH” & CAGJAR OO XILKII KA XAYUUBSHAY

    Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar ayaa tallaabo xil-ka-qaadis ah ku sameeyey Maxamed Musa Yusuf oo ahaa Lataliyaha Hoggaanka Nabadgaliyada iyo Caddaalada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Xil-ka-qaadista ayaa timiday kaddib markii uu Maxamed Musa Yusuf bartiisa Facebook soo dhigay qoraal ay bulshadu aad uga cadhootay, una muuqday jeesjees uu ku jeesjeesayo…

  • DEGMADA JARATI OO LAGA BILAABAY QORSHAHA KAHORTAGGA CUDURKA MALAARIYADA

    DEGMADA JARATI OO LAGA BILAABAY QORSHAHA KAHORTAGGA CUDURKA MALAARIYADA

    Maamulka degmada Jarati ee gobolka AFDHEER ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa bilaaabay qorshe lagaga hortagayo xanuunka malaariyada ee ka dhasha kaneecada. Maamulka degmada ayaa Radio Daljir u xaqiijiyey in degmooyin kamid ah gobolka Afdheer ay ku soo badanayaan xanuunka malaariyada, loona baahanyahay qorshe lagaga hortago faafka kaneecada. Maamulka degmada ayaa diyaariyey tiim xirfadlayaal caafimaad iyo…

  • XAFIISKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO WASIIR CUSUB LOO MAGACAABAY

    XAFIISKA DHALLINYARADA & CIYAARAHA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO WASIIR CUSUB LOO MAGACAABAY

    Mudane Cumar Siyaad Ibraahin Axmed ayaa loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Cumar Siyaad Ibraahin ayaa deegaanka ka soo qabtay xilal kaladuwan isaga oo muddo 7 sano kahor deegaanka ka ahaan jiray Wasiirka Dakhliga Dawladda Deegaanka Deegaanka Soomaalida (DDS). Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

  • HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

    HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

    Shir ay iskugu yimaadeen hoggaanka sare ee maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa waxaa shir guddoominayey Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed Cumar. Shirkan ayaa looga hadley qodobo dhawr ah, uguna horreeyo xoojinta ladagaalanka iyo kahortagga xanuunka caabuqa ee COVID-19. Qodob kale ayaa ahaa in xafiis waliba dib-u-eegis ku sameeyo qorshayaashii uu soo…

  • Soomaalida & Xaalka Geeska Afrika

    Soomaalida & Xaalka Geeska Afrika

    Sanooyinkii la soo dhaafay waxa ay ahaayeen kuwo wata wanaag iyo dhib is huwan, waxaana kamid ahaa isbadaladii Geeska Afrika, maamulkii Tigray oo saaxada ka baxay iyo Oromada oo 27 sano kaddib xukunka Itoobiya qabsaday (Mengistu Xeyle Maryam iyo Abiy Axmed), xaaladaha Sudan, Eritrea, Djibouti iyo Yemen, muranka badda Soomaaliya iyo Kenya, COVID-19, iyo marxalado…

  • Madaxweynaha DDS oo kulan qado sharaf ah la qaatay Saraakisha Hay’addaha Amaanka (Sawiro)

    Madaxweynaha DDS oo kulan qado sharaf ah la qaatay Saraakisha Hay’addaha Amaanka (Sawiro)

    Madaxwaynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay kulan qada sharaf ah oo uu hogaanka nabadgalyada DDS Dr Xuseen Xaashi Qaasim u sameeyay saraakisha ugu saraysa hay’adaha nabad galyada ee Degaanka Soomaalida. Kulankan ayaa ahaa kulan ay xukumadu farxada maalinta ciida kula qadanaysay ciidamada degaanka. Diwaanka wararka Radio Daljir

  • MAAMULKA & GANACSATADA TULI GUULEED OO LACAG UGU DEEQAY DANYARTA

    MAAMULKA & GANACSATADA TULI GUULEED OO LACAG UGU DEEQAY DANYARTA

    Maamulka degmada Tuli Guuleed oo kaashanaya ganacsatada degmada ayaa lacag dhan 296 kun oo Birr ah ugu deeqay qoysas isugu jira danyar iyo barakacayaal iyo waliba carruurta agoomaha ee ku sugan Tuli Guuleed. Lacagtan loogu deeqay agoomaha, danyarta iyo barakacayaasha Tuli ayaa qayb ka ahayd lacago laga jaray mushahaardka shaqaalaha degmada Tuli Guuleed. Diiwaanka wararka…

  • Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)

    Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)

    Baarlamaanka dawlad degaanka Soomalida ayaa maanta yeeshay kal-fadhi waxaana furay Madaxweynaha DDSI Mustafe Cagjar Ugu horeyntiiba golaha ayaa ayaa aqbalay iscasilaada Gudoomiyihii golaha oo shaqada isaga tagey. Intaas ka dib waxaa golaha buuq ka dhakiyey 12 Xildhibaan oo diidanaa sida wax u socdeen iyo Ajandaha ay gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Akhrisay. Ciidan ayaana gudaha u…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com