Category: Ciyaaraha

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Xalay kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, ahaana kulamo xiiso gooni ah leh. Caawa waa hal kulan oo ah horyaalka Ingiriiska. Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulan saamayn badan ku yeelan doona kooxda laga yaabo in ay sanadkan qaado horyaalka. Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona kulamdii xalay laga ciyaaray horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub iyo kulamada caawa la ciyaari doono, Mustafe Xuseen Yuusuf ayaa ka soo jeedniya istuudiyaha Daljir ee Bosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591aef760d01008760a762bc/Barnaamijkii+ciyaaraha.mp3

  • Boston Celtics (114-105) oo Garaacay Washington Wizards

    Boston Celtics (114-105) oo Garaacay Washington Wizards

    Boston Celtics ayaa saaka (xalay saqda dhexe waqtiga USA) si xarrago leh uga ka adkaaday Washington Wizards una gudbay wareega hore ee horyaalka NBA-da. Celtics (53-29) ayaa martigelin doona Cavaliers maadaama ay ka guula badnaayeen Cleveland Cavaliers (51-31) sidaas darteed Cavaliers waa u sawaxanka TD Garden-ka Boston. Saadaasha waxay u janjeertaa dhanka Cleveland Cavaliers. Si…

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Kooxdii ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska ayaa ciyaartay mid kamid ah kulamdii ugu danbeeyay xilli ciyaareedkan dhammaanaya, maantana waxaa la ciyaari doona kulamo kale. Dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaarada Yurub ayaa hada ku socda dardar xoogan, adna bartaan kala soco wixii soo kordha. Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona kulamdii xalay laga ciyaaray horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub iyo kulamada caawa la ciyaari doono, Mustafe Xuseen Yuusuf ayaa ka soo jeedniya istuudiyaha Daljir ee Bosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5919b8750b0100a0fa96f6a1/Barnaamijka+ciyaaraha+mustafe.mp3

  • Isreebreebka NBA-da: Warriors fkf Spurs & Cleveland fkf “ma Sugna”?

    Isreebreebka NBA-da: Warriors fkf Spurs & Cleveland fkf “ma Sugna”?

    Horyaalka NBA-da waxaa isu soo haray 4 kooxood oo 3 kamid ah bannaaka fadhiyaan. Dhanka Bariga Maraykanka, waa Boston Celtics iyo Washinton Wizards oo weli is rifaya, cayaarayna cayaaro feer, haraati, xeelad, iyo khayaano aan ka marnayn, waxayna isla gaareen cayaarta 7aad oo ah kama danbays iyo ciddii raysa oo soo baxda. Hadaba waxaa habeen…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona kulamdii xalay laga ciyaaray horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub iyo kulamada caawa la ciyaari doono, Mustafe Xuseen Yuusuf ayaa ka soo jeedniya istuudiyaha Daljir ee Bosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59182a6a0b0100c8e4961443/Sportska+News+Bosaaso+Mustafe+Xuseen+Yuusf.mp3

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray waxaa habeen hore dhamaaday tartankii loogu jiray hanashada horyaalka, guushuna raacday kooxda Chelsea. Maanta iyo caawa waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska waana kulamada isbuucan ugu xiisaha badan. Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku…

  • Horyaalkii Ingiriiska ee 2016/17 oo Chelsea Ku Guulaysatey-Sawirro

    Horyaalkii Ingiriiska ee 2016/17 oo Chelsea Ku Guulaysatey-Sawirro

    Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa caawa u dabaal degeysa ku guuleysiga Koobka Premier Leaque-ga , kadib markii guul muhiim ah ay ka gaartay kooxda West Brom oo ay marti ugu aheed gurigeeda, taageerayaasha Chelsea ayaana sameenaya dabaal degyo waa weyn Ciyaar xiiso badan oo kooxda Chelsea caawa la yeelatay Kooxda West Brom ayaa dhamaadkii ciyaarta…

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray, kooxda Chelsea ayaa ku guulaysatay horyaalka Ingiriiska sanadka 2016-2017 kaddib markii ay 1:0 ku garaacday kooxda West Brom. Dhanka kale maanta waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horaalka Ingiriiska Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan…

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Kulamo ka tirasan koobka Europa League wareega afar dhamaadka lugta labaad ayaa la ciyaaray; kooxda Manchester United ayaa finaalka koobkan tagtay kaddib markii ay ka soo baxday kooxda reer Spain ee Celta Vigo . Dhanka kale kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona kooxda Chelsea ayaa tallaabo cusub ugu sii dhawanaysa in ay…

  • Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

    Waxaa la ciyaaray kulan ka tirsana Champion league wareega afar dhamaadka, lugta labaad, kooxaha reer Madrid ayaa ciyaar xiiso badan dhexmartay waxanaa finaalka koobkan is gaysay kooxda ugu guulaha badan koobabka Champion League. Hoos ka dhageyso warbixinta oo ay ku jirto kulamo caawa la ciyaari doono koobka Europa League. Waa mar kale iyo Saaka &…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com