Category: Ciyaaraha

  • Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 3 -1 Real Madrid (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 3 -1 Real Madrid (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka qaarada Yurub heerka guruubyada kulamo xiiso badan ayeyna ahaayeen. Kooxda ugu guulaha badan koobkan hada socda ee Real Madrid ayaa guuldaro xanuun iyo murugo badan kala kulantay kooxda Tottenham Hotspur, loogana badiyey 3:1. Ciyaar xiiso gooni ah lahayd oo ka dhacday garoonka Wembley, ayaa…

  • Xubintii Ciyaaraha: Roma 3-0 Chelsea (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Roma 3-0 Chelsea (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Champions League, heerka guruubyada. Kulamo xiiso badan ayay ahaayeen, kooxda As Roma ayaana guul mihiim ah ka gaadhay dhiggeeda Chelsea, waxaana lagu ciyaaray guriga As Roma. Waxaa kale oo la ciyaari doona kulamo ka tirsan Champions League, waxaana il gooni ah lagu hayn…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Salaasa ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f84ec403010091264f67e9/BAR+SPORTIGA+YAMANI+31_OCT_2017.mp3

  • Xubintii Ciyaaraha: Biloowga Koobka Champions League (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Biloowga Koobka Champions League (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan koobka qaarada yurub loogu daawashada badan yahay ee lagu magacaabo Champions League, heerka gurubyada. Dhanka koobka adduunka, ururka ISIS ayaa wada cabsigalinta koobka Adduunka ee lagu ballansan yahay inuu ka dhaco dalka Ruushka badhtamaha sannadka 2018. ISIS ayaa qoraalo iyo sawirro ku…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Axad ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f6ff16050100266ea9dfd4/bar+sportiga+yamani++30_Oct_2017.mp3

  • Walaac Badan Kaddib GIRONA oo Kacday & REAL MADRID oo Kuftay (dhegayso)

    Walaac Badan Kaddib GIRONA oo Kacday & REAL MADRID oo Kuftay (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Kulamo ka tirsana horyaalka Spain ayaa la ciyaaray, kooxda Real Madrid ayaana la kulantay guuldarro aysan marna filayn kaddib booqasho ay uga tagtay kooxda tabarta yar ee Girona ee gobolka Catalina. Intaas kaliya ma aha e guusha Catalina waxa ay reer Catalina u leedahay macno siyaasadeed. Dhanka horyaalka Ingiriiska kulamo…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Axad ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f5ad6404010067dc9a6c2d/bar+sportiga+yamani+_29_October_2017.mp3

  • Xubintii Ciyaaraha: Liverpool waa Guulaysatey 3:0! (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Liverpool waa Guulaysatey 3:0! (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda liverpool ayaana u muuqata in ay ka baxday dhibaatadii baryihii danbe ka haysatay dhanka horyaalka kaddib guushii ugu danbeysay ee ay gaadhay. Dhanka Spain, kulamo la ciyaaray kabacdi, kooxda Barcelona ayaa sii dheeraysay dhibcaha ay ku hoggaaminayso horyaalka kaddib guul muhiim…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Khamiis ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f45990050100954da8885c/bar+sportiga+yamani+%282%29.mp3

  • Xubintii Ciyaaraha: Manchester United fkf Tottenham Hotspur? (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Manchester United fkf Tottenham Hotspur? (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska waana kulamadii tobnaad. Garoonka masraxa riyada ee Old Trafford waxaa ka dhici doona kulanka isbuucan ugu xiisaha badan, waana Manchester United iyo Tottenham Hotspur. Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulamo adag, kooxda hogaaminaysa horyalka ayaana booqan doonta San…

  • Xubintii Ciyaaraha: Isku-aadka Carabao Cup (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha: Isku-aadka Carabao Cup (dhegayso)

    Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Isku aadka koobka Carabao Cup (League Cup) ayaa la sameeyay waxaana ka soo baxay kulamo aan la saadaalineynin, waana ay kala badbaadeen afartii kooxood ee ugu maqaamka weynaa tartanka. Xiriirka kubadda cagta dalka Argentina ayaa durba walaac ka muujiyay hanjabaadaha culus ee ka yimid ISIS kuna wajahan taageerayaasha kubadda cagta…

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Khamiis ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f1b8020801005824e53ebf/bar+sportiga+26-Oct-2017.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com