Category: Ciyaaraha
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Arbaca ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a02dc5101010079d6b328c0/bar+sportiga+yamani+08_Nove_2017.mp3
-
Cristiano Ronaldo oo diiday Harry Kane, rabana Kareem Benzema (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Weeraryahanka kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo, ayaa kooxdiisa illaa iyo hadda ka diidan in la keeno wiilka qaab ciyaareedka fiican ee Harry Kane, asaga oo ka doortay ciyaaryahan Kareem Benzema. Kooxda Everton ayaa iyana doonaysa in ay iska cayriso tababaraha kooxda maamula ayna ku baddasho maamulaha reer Argentina, Diego Simeone,…
-
Xubintii Ciyaaraha: Jose Mourinho iyo Man United oo Suuqa-kala-iibsiga Dib u Fiirinaya (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Jose Mourinho, Tabaraha kooxda Manchester United, ayaa madaxda sare ee kooxdu amreen in uu galo suuqa kala-iibsiga, waxaana loo ballanqaaday kaash hadba intii loo baahdo, si uu u soo xerogaliyo ciyaartooy sarsare. Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona, Robert Fernandez, ayaa yimid oo daawaday kulankii ka dhacay garoonka Stamford Bridge una…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a00573dfe000028424c3c3f/bar+sportiga+yamani++06_Nov_2017.mp3+ok+ok+.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3 Arsenal 1 … Man City se ma loo Dhawaan Karaa Hadda? (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa la ciyaaray kulamo horyaalka Ingiriiska kooxaha ugu sareeya, kooxda Manchester City ayaana weli sii wadda bandhig ciyaareed sare tan iyo bilaabashada xili ciyaareedka cusub kaddib markii ay guul taam ah ka gaadhay dhiggeeda Arsenal. Dhanka horyaalka Isbeyn waxaa la ciyaaray kulamo xiiso badan, kooxda Real Madrid ayaana dhabbaha guusha…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Axad ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59fee69402010005d2df4416/bar+sportiga+yamani+05_November_20172.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Barcelona 2-1 Sevilla (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Weli waxaa socda horyaalka Ingiriiska waxaana soo socda tijaabooyin adag oo ay mari doonaan kooxaha hadda hoggaanka haya. Dhanka horyalka Isbeyn, kooxda Barcelona ayaa si dirqi ah uga badisay kooxda Sevilla oo marti ku ahayd garoonka Camp Nou. Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Sabti ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59fd9cf8030100aa67531ea3/bar+sporiga+yamani+++4+_+Nov+_+2017.mp3
-
Jose Mourinho, Tababaraha Man United: “Canshuurta Waa Bixiyey!” (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, kooxaha ugu sareeya horyaalka ayaana tijaabooyin adag maraya asbuucaan saaka biloowday. Tabaraha kooxda Manchester United ayaa tagay dalka Isbayn si wax looga waydiiyo canshuur bixin la’aan lagu eedeeyay intii uu hayay hoggaanka sare ee kooxda Real Madrid, intii u dhaxaysay…
-
Xubintii Ciyaaraha: Abramovich fkf Antonio Conte (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Xidhiidhka u dhaxeeya hoggaanka kooxda Chelsea, Antonio Conte, iyo mulkiilaha kooxda ninka saliida ka ganacsada ee Roman Abramovich ayaa sii xumanaya waxaana lagu wada in ninkan horay u soo maamulay xulka qaranka talyaaniga iyo kooxda Juventus uu dhawaan shaqadaas waayi doono. Maamulka horyaalka La Liga ayaa shaaciyay taariikhda iyo waqtiga…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo khamiis ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59faee70000100fa5f499799/BAR+SPORTIGA+YAMANI+-02-Nov-2017.mp3
-
Soomaaliya oo Balan Qaad ka heshay Xiriirka kubbadda Cagta Adduunka Minifootball (dhegayso)
Xiriirka kubbadda cagta adduunka Mini football ayaa balan qaadyo u sameeyay Soomaaliya’kaddib markii dhawaan dalka Tunisiya Ciyaartoy matalaysa Soomaaliya ay kaga qayb-galeen tartankaasi. Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Adduunka Minifootball u qaabilsan Puntland Cabdiani Khaliif Carabay ayaa idaacadda Daljir u sheegay inay u balan qaadeen Soomaaliya Dhismaha Garoomo Caalami ah iyo tababaro dalka dibadiisa ah .…