Category: Ciyaaraha
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Axad ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a64665f000100690b87dd9c/bar+sportiga+yamani+21_01_2018.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Newcastle United (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Manchester City ayaana jidka guusha dib ugu soo laabtay, waxayna sii badiyeen dhibcaha ay ku hayaan hoggaanka Premier League-ga. Tabaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa sheegay in ay Alexis Sanchez…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo sabti ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a635c2a0801000f4cd593bd/bar+sportiga++20+_+Jan+_+2019.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Man City calankaa u lulan laakiin illaa intee? (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Waxaa la ciyaari doona kulamadii 24 aad ee horyaalka dunida ugu xiisaha badan, waa Premier League-ga dalka Ingiriiska. Kooxda hoggaamineysa horyaalka ayaa rajo weyn ka qabta in ay jidka guusha dib ugu soo laabato, waa Man City e hadde ogow,…
-
Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez waa United? (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Ciyaaryahankii kooxda Chelsea ay doonaysay in ay la soo wareegto ee Andy Carroll ayaa dhaawac soo gaadhay, taasi oo ka dhigan in kooxdaasi ay ka baxday doonitaanka ciyaaryahanka kooxda West Ham. Funaanada numberka 7aad ee kooxda Manchester United ayaa lagu…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo khamiis ah ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a6083480101009715ea4deb/bar+sportiga+yamani+18_01_2018.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Esbanyol 1-0 Barcelona iyo Messi oo gafay (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Boqorka Spain, kooxda Espanyol ayaana guuldaradii ugu horreeysay gaadhsiisay tunweynta Barcelona kulan adag oo labada kooxood dhexmaray. Dhankaas iyo Premier Leaugu-ga, kooxda Everton ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday heshiiska ay Theo Walcott…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo arbaco ah ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5f2295080100ed7d1a1b72/bar+spoortiga+yamani+17Jan+2018.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Alexis Sanchez oo weli hoy la’ iyo Henrikh Mkhitaryan oo maya yiri (dhegayso
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Wararka Premier League qaarkood waxa ay qorayaan in Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday xiisihii ay ku doonaysay in ay kula soo wareegto ciyaaryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez’s kaddib markii uu dalbaday mushaar ay Man City…
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo talaado ah ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5e093f020100671a175854/bar+sportiga+yamani+16+Janaayo+2018.mp3
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani Hoos Kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5a5c990e010100f0bda498ad/bar+sportiga+yamani+15_01_2018.mp3
-
Xubintii Ciyaaraha: Liverpool oo soo afjartey Man City (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL – Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska, kooxda Liverpool iyo xamaasad-badne-Tababare Jurgen Klopp ayaana noqday kooxdii ugu horaysay ee soo afjarta guulaha Manchester City, kagana badisey Liverpool 4-3 Man City. Dhanka horyaalka Spain, Barcelona ayaa sii wadda guulaha ay…