Category: SAAKA & DUNIDA
-
CABDIFATAAX IYO SIDAX DUMAR AH OO LOO HEYSTO DIL XALAY KA DHACEY GUDAHA MAGAALADA GAROWE
Ciidanka Amaanka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigey Cabdikaafi Ibraahim Aadan Iyo 3 Dumara ah Oo ku Eedeysanan Dil xalay Magaalada garowe loogu geystey mid kamid ah shaqaalaha Degmada. Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa U Mahadceliyay Ciidamada Booliska Kuwa Sirdoonka Iyo Bulshada Oo Gacan Wayn Ka Gaystay, Sidoo kalena Taliyaha Ayaa…
-
SAAKA IYO DUNIDA IYO CABDIFATAAX CUMAR GEEDI
-
SAAKA & DUNIDA IYO MAXAMED IBRAAHIM GEELLE
-
SAAKA & DUNIDA & NAJIIB SAKI
Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida iyo wariye Najiib.
-
SAAKA & DUNIDA | cXakiin Xuseen Xasan | Daljir Garoowe
-
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Qardho nooga soo daadihinaya Wariye Najiib Zaki Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Saaka & Dunida iyo Cabdicasiis Daacad, Daljir Qardho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Qardho nooga soo daadihinaya Cabdicasiis Daacad. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.