Category: Barnaamijyada

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

    Mar kale iyo kulanti wanaagsan dhegaystayaal! Hadana ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Daljir Bossaso caawaysinkan idin kaga soo jeedinaya aniga oo ah Axmed Shiikh Maxamed Tallman. Kala soco wixii warar dal iyo dibad ugu doorka roonaa. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598b66ca090100ff697a963a/C%2BD_Tallman_Bossaso-09-Aug-2017.mp3  

  • Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598b4146090100fe697a751b/Warka+Fiiddnimo+ee+Caawa+Zubeyr+Shiikh+Cabdi+9+8+2017sx.mp3

  • Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabud-waaq ka soo jeedinaya Cumar Lakiman. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka wararka ugu waaweyn waxaa ugu horreeya geeridii naxdinta laheyd ee Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar, raxmada Eebbe dushiisa ha ahaato e. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598a701103010080560a0c10/S%2BD_MCI_BSSO_9+August_2017.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamuud Cabdi Ibraahim. qodobada ugu waawayn. Aragtiyaha kale duwan ee laga muujiyay wasiiradii shalay uu magacaabay madaxwaynaha Puntland Ciidamo isku dhaf ah oo loo tababaray xasilinta ammaanka Gaalkacyo Raysal wasaare…

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xasan Heykal, xarunta Daljir Bossaso Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5989f045000100da3c01e180/Warka+Fiidnimo+xasan+Heykal+Bosaaso+Talaado+8-8-2017+.mp3

  • ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)

    ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)

    Ku soodhawaada qaybtii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. Asbuucaan waxaan ugu warbixinaynaa dadaalka xukuumadda Farmaajo iyo soo nooleynta dowladnimo iyo shirarkii ugu danbeeyey ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha oo ay hormuud u tahay wasiir Khadija Maxamed Diiriye, iyo doorka haweenku ku leeyihiin soo nooleynta…

  • Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59890b4b030100443d091416/S%2BD+Maxamed+Lakiman+Daljir+Qardho++8_8_20172.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Qardho, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamed Cabdi Maxamed (Lakiman). qodobada ugu waawayn. Madaxwaynaha Puntland oo soo celiyay badi golihii wasiirada ee baarlamaanku riday Guddoomiye kuxigeenkii hore gobolka Bari oo lagu dilay Bosaaso iyo dad loo…

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xasan Heykal, xarunta Daljir Bossaso Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59889ecb030100192f08c243/Warka+Fiidnimo_Heykal_Bosaso_07Aug_2017.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com