Category: Barnaamijyada

  • Maanhadal: Mowqifka Puntland iyo Khilaafka Khaliijka Carabta – Wariye Tallman (dhegayso)

    Maanhadal: Mowqifka Puntland iyo Khilaafka Khaliijka Carabta – Wariye Tallman (dhegayso)

    Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaaadkaan lagu gorfaynayaan Mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, weriye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5996ba9a040100fcbe5e3e07/Maanhadal_Tallman_Bossaso_Mowqifka+PL+ee+Khaliijka-18-Aug-2017.mp3

  • Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha

    Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha

    Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan 6 sano kahor la yeeshay AU Datoor/Prof. Maxamed Jamac Salaad Takar oo horraantii bishan 8 Agosto 2017 ku geeriyooday dalka Talyaaniga. Marxuunka oo muddooyinkii dambe ka hawlgalayey magaalada Gaalkacyo ayaa kamid ahaa dhakhaatiirta farakutiriska ah ee Eebbe ku manaystay cilmiga iyo khibrad. Waxaana…

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad! Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5995ed76050100c02b309219/C%2BD+_+Khadar+_+Buuhoodle+_+17+_+AUG+_+2017.mp3  

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiim Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiim Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiim Xuseen, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5995cc0a030100b60a10ea07/Warka_Fiidnimo_Garoowe_By+cXakiin+17+Bisha++%281%29.mp3  

  • Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Xasan Jeylaani Cali Haykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan…

  • Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

    Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall. Wararka saaka waxaa ugu horreeya mowqifka Puntland ee xiisadda gacanka iyo taageerada xulafada Sacuudiga, iyo waliba Puntland oo DFS ka dalbatay in ay xulufada Sacuudiga ku soo biirto, danaha dhaqaale iyo kuwa…

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Wararka Caawa & Daljir waxaa ugu horreeyey Puntland oo taageertay mowqifka Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qadar, kuna boorisay DFS in ay ku soo biirto…

  • Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5994726a01010082ea6ce0db/Warka+Fiidnimo+By+Zubeyr+Shikh+Cabdi+16+8+2017+SAaX+SAX.mp3

  • Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabud-waaq ka soo jeedinaya Cumar Lakiman. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka wararka ugu waaweyn waxaa ugu horreeya wararka Haadaaftimo iyo ciidamada Soomaalilaan oo geeyey sanaadiiqdii doorashooyinka. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59939d2d040100928e5c4133/S%2BD_MCI_BSSO_August_16_2017.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamuud Cabdi Ibraahim. qodobada ugu waawayn. Madaxwayne Cosoble oo diiday go’aankii xilka looga qaaday Abuu Mansuur oo ka noqday fakerkiisii hore ee Al-shabaab, farriina diray Wasiirka cusub ee dastuurka Puntland,…

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xasan Heykal, xarunta Daljir Bossaso Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59932a43000100bae107694f/Warka+Fiidnimo+xasan+Heykal+Bosaaso+talaado+15-8-2017.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com