Category: Barnaamijyada

  • Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir ee Cabudwaaq Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6ca890080100721521fa3b/War_Habeen_cWaaq_cLakiman_27_Jan_2018.mp3

  • Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Sheekeeye. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6c52fa010100c171ae16b3/Barnaamijka+Duhurnimo+xulashada+daljir+2018+January+27+by+Ahmed+Sheekeeye+sax+.mp3  

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6bb32b020100f0431e0007/S%2BD+_+Khadar_Buuhoodle++27_Jan_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6b4cc8020100e3ad1f5332/Warka+Habeen++_+Khadar_Buuhoodle++26_Jan_2018.MP3

  • Waraysi Ubax Fahmo & Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Daljir (dhegayso)

    Waraysi Ubax Fahmo & Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Daljir (dhegayso)

    Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee radio Daljir waxaa uu todobaad walba uu idiinkaga yimaadaa radio Daljir xaruntiisa Bosaso, wariyaheena Daaqa Bashiir Maxamuud (Ladan) ayaa noo soo jeedinaysa, waxaana marti ku ah fanaanadda Ubax Fahmo oo ka mid ah fanaanta Soomaaliyeed. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6b520402010024411db58a/barnaamijka_fanka_suugaanta_ubax_fahmo_sax_manta.mp3

  • MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

    MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystayaalmeel walba oo aad joogtan, kuna soodhawaadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkiba maalinta Jimcaha aad ka dhegaysataan Radio Daljir. Asbuucaan barnamaijka waxa aan ku sooqaadaneynaa midowga Maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal Jameeca oo shalay ku midoobay Dhuusamareeb, caasimada Galmudug. Barnaamijka waxaa Magaaladda Dhuusamareeb ka soo jeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6b28b1010100937df09ae3/Maanhadal_Tallman_Dhuusa-marreeb.mp3

  • Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

    Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso Ka soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6b215b010100997df095a6/Warka%2CDuhurnimo%2CXuseenmadar%2C26%2CJanuar%2C2018.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6a5eb70101009053ad0146/S%2BD+_+Khadar_Buuhoodle++26_Jan_2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6a301a030100ff1a9334f3/C%2BD+_+Khadar_Buuhoodle++25_Jan_2018.mp3

  • Kulanka Haweenka – Taxanaha 29aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

    Kulanka Haweenka – Taxanaha 29aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

    Kulanka Haweenka – Taxanaha 29aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka. Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka…

  • Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a6a0835090100b239a30ec8/Warka+Caawa+Garoowe+By+Cabdi+Xakiin+25_01_2018b.mp3

  • Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com