Category: Barnaamijyada

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso Barnaamijka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abbdb2103010018e11ab9ae/C%2BD_Tallman_Bsso-28-Mar-2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Subeer Shiikh Cabdi, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Gaalkacyo. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abbc1970101001e654d847e/Warkii+Fiidnimo+Zubeyrr+Shhikh+Cabdi+28+3+2018+Arbac+sax+sax.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Cabudwaaq ka soo jeedinaya Wariye Cumar Lakiman Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Kaga bogo wixii saaka warar dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abaee66050100486b7f18f8/SD+MCI+BSSO+28+03+018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ku dhagayso barnaamijjka caawa qodobo xasaasi ah oo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dharagto arimaha taagan! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abaa77a050100896b7ee87b/CD+MCI+BSSO+27+03+018+ok.mp3

  • Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir ee Cabudwaaq Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aba86f9010100ad471ca7b9/War_Habeen_cWaaq_cLakiman_27_March_2018.mp3

  • Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aba2449010100993f4cf282/Axmed+Nadif+Xulasho+17+2018.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe. Kaga bogo wixii warar saaka loogu hadal-hayn badnaa, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab98d39010100ba2c1c2961/SD+M+Lakiman+Daljir+Garowe+_27_March_2018+.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos kadhagayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab954ad050100d0597e270a/CD+M+Lakiman+Daljir+Garoowe+_26_March_2018_.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Subeer Shiikh Cabdi, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Gaalkacyo. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab91dc7030100b8c21910d9/Warkiii+Fidnimo+Zubeyr+Shiikh+Abdiiii+26+3+2018+isniin2.mp3

  • Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xuseen Madar. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab8c6dc050100d0537dc5f6/Xulashada+Dalji+26%2CMarch%2C2018+Madarr.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka inoo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso, kagana bogo wixii war dal iyo dibad naga soo gaaray aroortan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab852b1050100954e7d9f58/Saaka+iyo+Dunida_Geeddi-Garowe_26_Mar_2017.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com