Category: Barnaamijyada

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b11f8c7fe0000bdf6ae50c0/SD_Khadar_Buuhoodle_2_+JUne_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b117d75020100095eb45697/Warka+Habeen+_Khadar_Buuhoodle_1+June_2018.MP3

  • MAANHADAL: Dagaalka Puntland iyo Somaliland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

    MAANHADAL: Dagaalka Puntland iyo Somaliland & Xoreynta Gobalka Sool (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maalin walba oo jimco ah aad kadhegaystaan Radio Daljir Somaaliya,todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna Xiisada Tukaraq iyo xoreynta gobalka Sool. Barnaamijka Xarunta Daljir ee Boosaaso waxaa kaso jeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman) http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b111d2c0a0100ca679f547a/Maanhadal_Tallman_Bsso-01-Jun-2018.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b10aca30a0100ea669f2f9e/S_D_Khadar_Buuhoodle_1_+JUne_2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b106074010100dcd21dc2df/C_D_Khadar_Buuhoodle_31_May_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b102ba60a010062649eeadb/Warka+Caawa+Garoowe+By+Cabdi+Xakiin+31+May+2018.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaasso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…

  • Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0f5ab60101004fc61d4280/S+D_Tallman_Bsso-31-May-2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso Barnaamijka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0f0b3c010100fac21d1f96/C+D_Tallman_Bsso-30-May-2018.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac  ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ,Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Cabduwaaq ka soo jeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0dfd14020100b746b2bc1f/SD+MCI+Bsso++30May+2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ku dhagayso barnaamijjka caawa qodobo xasaasi ah oo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dharagto arimaha taagan! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0dbc90fe000032dfac564d/CD+MCI+BOSASO+May+29+2018sx.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com