Category: Barnaamijyada

  • Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b53df89050100b7c6063ab9/SD_22_JUL_2018_JFA_Gaalkacyo.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin soojeedinaya  Jamaal Faarax Aadan (JFA). Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b53873d01010036e42bf2a7/CD_21_JUL_2018_JFA_Gaalkacyo.mp3

  • Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi jaamac, xarunta Daljir ee Cabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b53702001010097e42bf02c/Warka+Fiidnimo_cWaaq_Ayaanle+Cabdulaahi_21_July_2018.mp3

  • Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Sheekeeye. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b530b2a05010092c1062653/Barnaamijka+Xulashada+Daljir+Sabti+21+Julay+2018+by+Ahmed++Sheekeeye++.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5282e0ff000052d4607090/SD_Khadar_Buuhoodle_21_+July+_+2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Cabdi Buuhoodle, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Cabdi Buuhoodle, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Iid Maxamed Cabdi Buuhoodle, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5217e3fe0000c864bba1e5/Warka+Habeenimo++Iid+++Maxamed+Cabdi%2C+Buuhoodle+20-7-2018.mp3

  • MAANHADAL:  Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)

    MAANHADAL: Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)

    Golaha wakiilada Puntland ayaa kala diray maalinimadii shalay hay’adda shaqaalaha rayidka Puntland, kadib markii lagu eedeeyey musuqmaasuq iyo nidaam xummo maamul. Fadhigii baarlamaanka ee shalay ayaa waxaa isku dhex casilay masuul katirsan hay’adda oo qiray inuu jiro musuqmaasuq gaamuray oo hay’adooda kajira, uuna go’aansaday inuu shaqada ka tago. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b51cfbf0401009ac50f31e2/warka.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b51390d0a010009d5acf1cb/SD_Khadar_Buuhoodle_20+_+July+_+2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b50e9fcfd00004cfbac2e2c/CD_Khadar_Buuhoodle_19+_+July+_+2018+ok.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b50cd8a00010087def3877f/Warka+Caaawa+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xassan+19+Jully+2018.MP3

  • Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaasso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…

  • Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b4febf80101005fc72b9294/S+D_Tallman_Bsso-19-Jul-2018.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com