Category: Barnaamijyada

  • Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

    Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb4f1b7fd0000bfb7bcaae0/Warka+Fiidnimo+Faadumo+Degan+Daahir++Bosaaso+3-10-2018+.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena!…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb4164e02010062c6d21721/SD+MCI+BSSO+3+October+2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb3c2530a0100addfbd3e1d/CD+MCI+BSSO+2+October+2018yr.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb3976e0401001e811f4e15/Waka+Fiidnimo+Xasan+Heykal+Taalada+2-10-2018+Bosaaso.mp3

  • Hiigsi & Hayaan: Maxaa dhib laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU)? (daawo qaybtii 2aad)

    Hiigsi & Hayaan: Maxaa dhib laga soo maray yagleelka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU)? (daawo qaybtii 2aad)

    Jaamacadda Bariga Afrika (East Africa University – EAU) waa hormuudka jaamacadaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, laakiin waxaa jiray xilli Puntland ay ka marnayd jaamacado iyo tacliin sare toona. Arday badan ayaa sannadkaan u xaadiraya heer jaamacadoodkii koowaad, kuwa kalena waa jaamiciyiin Jaamacadda Bariga Afrika. Arday badan oo arday jaamacadeedka sannadkaan ahi ma oga waxa…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Maxamed Lakiman ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb2c0fcfd00007589bc46cd/SD_M+Lakiman_Galkcyo_2_Oct_2018+Salaso.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso/daawo)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso/daawo)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb2704404010012771f21db/CD_M+Lakiman_Galkcyo_1_Oct_2018+Isniinok.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb24cec04010085741f1aaf/Warka+Fiidnimo+Xasan+Heykal+isniin+1-10-2018+sax+.mp3

  • Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb1859ffd0000cf7fbc134d/SD_Geeddi_Garowe_01_Oct_2018.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Hoos ka dhegayso oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb11986010100e1aa3baa59/CD_Geeddi_Garowe_30_Sept_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xuseen Xadaari, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb10c9c020100d4b2d19d5c/Warka+Fiidnimo_30+sept_Xuseen+Xadaari+Galkacyo.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com