Category: Barnaamijyada

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c49fdf4010100cb40512ed2/CD_Khadar_Garoowe_+24+Jan+2019.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso | daawo)

    Warka Fiidnimo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso | daawo)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c49f1f20201003fb6e8509e/Warka+Fiidnimo+24-Janaayo-2019-JC+Faandhe+.mp3

  • Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya  Jaamac C/raxmaan Faan Dhe . Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c49a7170101008037511dd7/X%2BD-24-Jan-2019-JC+Faandhe+.mp3

  • MARTISOOR: Marxuum Careys Cabdullaahi Cali Mire iyo waayihiisii nolosha (dhegayso|daawo)

    MARTISOOR: Marxuum Careys Cabdullaahi Cali Mire iyo waayihiisii nolosha (dhegayso|daawo)

    Alle ha u naxariistee waxaa shalay oo taariikhdu aheyd 23 Janaayo 2019, Garoowe ku geeriyooday Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Puntland, Janaraal Careys Cabdulaahi Cali Mire. Jan Careys ayaa hore xilal kala duwan uga soo qabtay Soomaaliya wuxuuna ahaa shaqsi ku weyn shacabka Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaliyeed. Jananka waxaa uu sannadkii 2013 marti…

  • Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c492c3e0101002b3551134f/SD_Tallman_Grwe-24-Jan-2019.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso|daawo)

    Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso|daawo)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso Barnaamijka, oo kaga bogo wararkii ugu danbeeyey. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c48be000201006191e822f5/CD_Tallman_Grwe-23-Jan-2019.mp3 Halkan kadaawo Barnaamijka oo dhan

  • Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso/daawo)

    Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso/daawo)

    Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c48957e010100393250ff21/Warka+Fiidnimo+MCI%2CDaljir+Bosaaso+.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar dal iyo dibad naga soo gaaray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c47c1560401004b183532f0/S+D+MCI+BSSO+23+Jan+2019+.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c47664e020100a866e7f3d7/CD+MCI+BSSO+22+Jan+2019+.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c474ec2010100591f50db0c/Warka+fiidnimo+Talaado+Xasan+bbbb.mp3

  • Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c46fa1e020100a363e7e70b/X-D-Axmed+Maxamed+Nadiid-22-01-2019-Garoowe.MP3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com