Category: Barnaamijyada

  • Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaamac C/raxmaan Faan Dhe . Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca887b401010079bf82e8ec/Xulshada+.MP3

  • Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xaawo Axmed. Saaka & Dunida kaga bogo wixii warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo fadlan nala qaybso fiiro iyo facelis. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca860a0010100a1bf82c40d/SD-Xaawo+Axmed-Growe%3D.MP3

  • MAANHADAL:  Ansixinta miisaaniyada Puntland ee sannadka 2019 (dhegayso)

    MAANHADAL: Ansixinta miisaaniyada Puntland ee sannadka 2019 (dhegayso)

    Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa ansixintii Miisaaniyada Puntland ee sagaalka bilood ee soo socota iyo dooddii Xildhibaanada. Miisaaniyadda Puntland ee la ansixiyay oo aan inta badan…

  • Warka Fiidnimo, Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Xasan Dhallo, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca78c3901010072b982785e/Warka+Fiidnimo+05_april_2019+Garoowe+M+X+Dhallo.mp3

  • Saaka & Dunida iyo  Khadar Cawl Ismaaciil, Addis Ababa (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Addis Ababa (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo jooga Magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca6cd9601010038b6820284/SD_Khadar_Addiss_5+April_2019.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Addis Ababa (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Addis Ababa (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir,wuxuu idin ka imaanaya Magaaladan Addis Ababa ee dalka Itoobiya kasoo jeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca651700101007ab481a1f6/CD_Khadar_Addise_4+April_2019.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

    Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca646a20101006eb48199d3/Warka+Fiidnimo+04_04_2019_JC+Faandhe+Garowe2.mp3

  • Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaamac C/raxmaan Faan Dhe . Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca5deea020100f60a20e9da/XD_04_April_2019_Garowe+Jama+Abdirahman+Ahmed+.MP3

  • Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca55cdf010100ceb180fe60/SD_Saaka+iyo+Dunida+DHallo+garoowe_4+Apr+2019.mp3

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhallo. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca5017401010048b080c310/C_D_M+X+Dhallo+_Garoowe_+4_April_2019.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca4ec2e02010012fa202f6e/Warka+Fiidnimo+Xasan+MP3+Bosaaso++sss.mp3

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com