Category: Barnaamijyada
-
Caawa & Daljir iyo Faadumo Deggan Daahir, Daljir Bossaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin soojeedinaysa Wariye Faadumo Deggan Daahir. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Hodan Sulub diini, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Hodan Sulub diini oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. Dhegayso.
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan(dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.Hoos kaga bogo.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Qardho, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad
-
ARDAA Xalqaddii 53aad: Muranka siyaasadeed ee Kenya & Soomaaliya (dhegayso)
Xalqadii 53aad ee ARDAA 00 Todobaadkaan ku saabsan khilaafka Soomaaliya iyo Kenya. In muddo ah waxaa liitay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya kaasoo xumaantiisu ay wajiyo badan leedahay, sidaad ogtihiin labada waddan waxay leeyihiin xudduud dheer oo bad iyo berriba, inkasta oo aysan ahayn mid si ikhyaari ah ku dhisan ee uu xariiqay gumaystihii Ingiriiska oo…
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo Axmed. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.