Category: Barnaamijyada
-
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed, Buuhoodle (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Iid Maxamed oo ku sugan Daljir Buuhoodle. Hoos ka dhegayso
-
MAANHADAL: Puntland oo sheegtay in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)
Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa Madaxweynaha PL ayaa dhawaan ku eedeeyey hoggaanka sare ee Somaliya khibrad yari siyaasadeed. Habada arrintaas maxay u dhimi kartaa hanaankii soo kabashada ahaa ee uu dalka Soomaliya ku socday dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay? Waa mowduuca uu ku saabsan yahay barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir ee…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
-
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Gaalkacyo (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Gaalkacyo. Hoos ka dhegayso
-
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaamac cRaxmaan Faandhe. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH. Dhegayso.
-
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Burtinle (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Burtinle inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Burtinle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Burtinle, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)
-
Xulashada Daljir iyo Maxamed X Dhalo, Daljir Bosaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bosaso ka soo jeedinaya Maxamed Xasan Dhalo Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoos ka dhegayso.
-
ARDAA Xalqaddii 58aad: Xornmadi Somaaliya iyo dhibkii laga soo maray (dhegayso)
Kulanti wacan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Ardaa,todobaadkan Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaynaa Xornimadii Somaaliya ay ka heshay guumaystihii taliyaaniga iyo talaabooyinkii la qaaday. Barnaamijka Waxaa soo jeedinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geedi,waana Xaqladii 58-aad.