Category: Barnaamijyada
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso | daawo )
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo. Hoos ka daawo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso | daawo )
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso. Hoos ka daawo.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Xulashada Daljir & Maxamed Xasan Dhalo , Daljir Badhan(dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Maxamed Xasan Dhalo , Daljir Badhan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka daawo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso| daawo )
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. Hoos ka daawo.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo Axmed. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka daawo.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Boosaaso ( dhegayso | daawo )
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso. Hoos ka daaawo.
-
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Boosaasso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha…