Category: Barnaamijyada
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag kagana bogo afkaarta shacabka gobolka Sanaag iyo waliba hammigooda iyo himilada cusub ee gobolka.
-
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Saaka & Dunida iyoXuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso.
-
MAANHADAL: Go’aankii maxkamada ICJ ay ka gaartay dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanaagsan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal ,todobaadkan barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa go’aankii ay soo saartay maxkamada ICJ shalay markale oo ay dib u dhigtay xiliga dhegaysiga dacwada muranka xuduuda badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya taasoo mudo dhawr sano ah maxkamada hortaala. Dhegaysiga labaad ee dacwada ayaa loo balansanaa…
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso|daawo)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyoXuseen Cabdi Jimcaale (Madar)oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Saaka & Dunida iyoXuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…