Category: Barnaamijyada
-
MAANHADAL: Su’aashii Xildhibaan Cawil Daad ee uu waydiiyay madaxweyne Deni ma ahayd mid dacwad ciqaabeed lagu mutaysan karo? ( dhegayso | daawo )
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa Xeerilaalinta Puntland ayaa dacwad ciqaabeed ku soo oogtay Xildhibaan Cawil Daad oo kalfadhigii 45aad ee baarlamaanka Puntland su’aal guux badan…
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso.
-
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. https://soundcloud.com/user-995878235/s-d-30-10-2019-mx-dhalo-badhan-xxxx
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Badhan , waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.