Category: Barnaamijyada
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Dhegayso.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
anti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo Axmed. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
-
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.