Category: Barnaamijyada
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. dhegayso.
-
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
Warka Fiidnimo C/naasir ibraahim maxamed, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo C/naasir ibraahim maxamedoo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Gaalkacyo.
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Dhegayso.
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar,Daljir Burtinle
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Burtinle inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.