Category: Barnaamijyada
-
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos kaga bogo.
-
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada warka fiidnimo oo idin kaga imaanaya xarunta daljir ee magaalada Boosaaso & maxamed xasan dhalo.
-
Xulashada Daljir & Maxamed Cabdi Maxamed iyo Daljir (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Gaalkacyo kasoo jeedinaya Maxamed Cabi Maxamed. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada.…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba. Dhegayso.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Boosaaso ( dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
Xulashada Daljir & Maxamed Cabdi Maxamed iyo Daljir (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Gaalkacyo kasoo jeedinaya Maxamed Cabi Maxamed. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada.…
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
-
Warka Fiidnimo, C/xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya C/xakiin xuseen xasan, xarunta Daljir garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. Dhegaysi wacan.
-
ARDAA Xalqaddii 67aad iyo qabtii 2aad ee nidaamka dimuqraadiyeenta Puntland iyo dhaqaajinta hanaan lagu gaarikaro doorasho qof iyo cod ah (dhegayso)
kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa nidaamka dimuqraadiyeenta Puntland iyo dhaqaajinta hanaan lagu gaarikaro doorasho qof iyo cid ah. Barnaamijka Xalqaddii 67aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi. Dhegayso.