Category: Barnaamijyada
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (daawo)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. Daawo.
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
-
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinayaCabdirisaaq Cabdala Faamoos xarunta Daljir Bosaaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Xulashada Daljir &Xasan Heykal, Daljir Garoowe (daawo)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xasan Jeylaani Xasan Heykal. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH. Daawo.
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Muqdisho ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (daawo)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xasan Heykal Daljir Garoowe.
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Muqdisho, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso
-
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faadumo dagan. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. Hoos ka dhegayso.
-
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.