Category: MARTISOOR

  • MARTISOOR: Prof Juxa Waxqabadkiisa DFS iyo Arrimaha Puntland (dhegayso)

    MARTISOOR: Prof Juxa Waxqabadkiisa DFS iyo Arrimaha Puntland (dhegayso)

    Kulan wacan dhegaystiyaal meel walbaad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo todobaad walba maalinta khamista ad ka maqashaan Radio daljir somaaliya. Barnaamijka waxaa Tododbaadkan waxaa marti inoogu ah Prof Juxa oo horey xilaal kala duwan uga soo qabtay Dowladda Somaaliya iyo Puntland. Axmed sheekh Maxamed Tallman ayaa Barnaamijkan Kaso jeedinaya Xarunta Daljir Boosaaso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3e6550040100dea30d10d7/Martisoor_Tallman_Bsso_Juxa-05-Jul-2018.mp3

  • MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee  kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

    MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

    Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystayaal, kuna soo dhawaadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxa marti noogu ah aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo falaanqeeya arrimaha Soomaaliya iyo kuwa Geeska Afrika. Aqoonyahanka ayaa maanta falaanqeynaya kheyraadka dalkeena iyo faragalinta wadamada shiishiye. Waxaa soorey wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab3910a0301000ca3f90910/Martisoor_Tallman_Bsso_Abdisalam+X+Ismacil_22-Mar-2018.mp3

  • MARTISOOR: Maalinta dhalinyaradda iyo Waraysi AUN Ladane Salax Deer (dhegayso)

    MARTISOOR: Maalinta dhalinyaradda iyo Waraysi AUN Ladane Salax Deer (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystiyaal kuso dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah maalin walba oo khamiis ah kabaxa Radio daljir ,Todobaadkana waxaan kuso qadanayna maalinta dhalinyarada oo sanad walba la xuso 15 May,hadaba Waxaan Waraysi la yeelanay 10 sano kahor Ladane saalax Deer oo allaha u naxariste kamid ahaa Halgamayaashi Dhalinyarada SYL ee Ururukii leegadda…

  • MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

    MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

    Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah oo khamiis walba kabaxa Xarumaha Daljir ee Somaaliya ,todobaadkan waxaa ku marti ah Prof Yaasin Beeldaaje oo kamid ah aqoonyahanada Somaliyeed ee ku sugan Guddaha dalka ,waxaana uga hadli doona faragalinta waddamadda shisheeye ee Somaaliya. Barnaamijka waxaa Studiyaha Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya…

  • MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

    MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah Todobaad walbana ad kadhegaysataan Radio daljir,iyado todobaadan an kusoo qadanayno xuska maalinta dhirta oo laga xusay meelo baddan oo dunida kamid ah. Hadabba Barnaamijka Waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Xareed oo aqoon durugsan u leh Arrimaha dhirta ,waxaana…

  • Martisoor – Datoor Saadiq Enow: Marxalladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo tan maamulka Puntland ee maanta (dhegayso)

    Martisoor – Datoor Saadiq Enow: Marxalladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo tan maamulka Puntland ee maanta (dhegayso)

    Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah qoraa Datoor Saadiq Enow oo ah qoraa inta badan wax ka qora arrimaha geeska Afrika, gaar ahaanna Soomaaliya. Dr. Enow waxa uu barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynaya marxaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, gaar ahaanna tan maamulka Puntland oo uu mar ka soo noqday Wasiirka Caafimaadka.…

  • MARTISOOR: Musharax Madaxweyne Puntland Prof: Cabdirsaaq Janna Galle iyo Waxqabadkiisa Puntland (dhegayso)

    MARTISOOR: Musharax Madaxweyne Puntland Prof: Cabdirsaaq Janna Galle iyo Waxqabadkiisa Puntland (dhegayso)

    Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal Meel walbaad dunida ka joogtan kusoo dhawadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah,Maalin walba oo khamiis ahna an ku marti qaadno Hadba shaqsigi ka hadlaya hormarka iyo danaha umadda Somaliyeed. Barnaamijka Todobaadkan Waxaa Marti ku ah Prof Cabdirisaaq Janna Galle oo ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimadda Puntland…

  • MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil iyo kheyraadka dalka (dhegayso)

    MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil iyo kheyraadka dalka (dhegayso)

    Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystayaal, kuna soo dhawaadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxa marti noogu ah aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo falaanqeeya arrimaha Soomaaliya iyo kuwa Geeska Afrika. Aqoonyahanka ayaa maanta falaanqeynaya kheyraadka dalkeena iyo faragalinta wadamada shiishiye. Waxaa soorey wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ab3910a0301000ca3f90910/Martisoor_Tallman_Bsso_Abdisalam+X+Ismacil_22-Mar-2018.mp3

  • Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

    Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystayaal kuna soodhawada Barnaamijka Martisoor oo ah barnaamij todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxaa marti noogu ah Md. Maxamuud Axmed Xasan (Inj. Dhagaweyne) oo ah aqoonyahan hadda deggan dalka Imaaraadka, falaanqeeyana arrimaha caalamka iyo kuwa Geeska Afrika. Injineer Maxamuud Axmed Xasan (Dhegaweyne) oo si kooban taariikhdiisa qof ahaaneed uga sheekeynaya waxa uu nooga warramayaa…

  • MARTISOOR: iyo Eng Cabdulaahi Maxamed oo ah Mulkiilaha Shirkadd Soo saarta Cuntada (dhegayso)

    MARTISOOR: iyo Eng Cabdulaahi Maxamed oo ah Mulkiilaha Shirkadd Soo saarta Cuntada (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Todobaadkan Eng Cabdulaahi Maxamed ismaacil oo ah Mulkiilaha Shirkad soo saarta Cuntada Morgaraysan ,shirkaddas oo lagu magacaabo Hooyo Macaan. Todobaadkan ayaan ku waraysanay Eng Cabdulaahi Magaaladda Boosaaso ,waxaana uu ku dheeraday Aas Aska shirkaddan ,Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a97fd87030100b23c0769ae/Martisoor_Tallman_bsso_Eng+Claahi+M+Ismacil-01-Mar-2018.mp3

  • MARTISOOR: Afkaagu waa aqoonsigaaga iyo Qoraa Idaajaa (dhegayso)

    MARTISOOR: Afkaagu waa aqoonsigaaga iyo Qoraa Idaajaa (dhegayso)

    Waa mar kale iyo barnaamijkii Martioor. Asbuucaan waa asbuucii Afka Hooyo oo dalka laga xuso 21ka bisha Febraayo. Maanta waa Shukri Maxamed Afrax oo kamid aheyd wariyayaashii Radio Muqdisho oo soortay Axmed Idaajaa. Kaga bogo taariikhda afka hooyo. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8e13f5050100c484adf411/Martisoor_Tallman_Bossaso_Qoraa+Idaajaa_22-Feb-2018.mp3

  • Martisoor: Prof. Beeldaaje iyo Xaaladda Dhaqaale ee Adduunka (dhegayso)

    Martisoor: Prof. Beeldaaje iyo Xaaladda Dhaqaale ee Adduunka (dhegayso)

    Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Prof. Yaasiin Xaaji Cabdullaahi “Beeldaaje” oo ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha, wuxuuna Prof-ku si durugsan ugu falanqaynayaa barnaamijkan marxaladaha dhaqaale ee caalamku wakhti xaadirkan wajahayo siiba shirkii dhaqaale ee dhawaan lagu qabtay magaalada Davos ee dalka Switzerland oo lagu soo bandhigay xog ballaaran oo la xiriirta…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com