Category: MARTISOOR
-
Martisoor: Dhuusamareeb, Daljir iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan ku soo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah. Todobadkana waxaa idin ku soo gudbinaysa waraysi gaar ah oo an la yeelanay gudoomiyihi hore gobalka banaadir maxamuud axmed nuur Tarsan oo ka xog aramaya arrimo badan oo xaaladda dalka, waxaana idin la socodsinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman)…
-
Martisoor_Tallman_Bossaso_Mowliidka ,Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah ,todobadkana waxaa idin kuso gudbinaysa Dhalashadda Subanaheena Muxumad NNKH ,Waxaa Barnaamijka idin la socodsinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman) Dhegayso Barnaamijka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2004480201006075ea0dd1/Martisoor_Tallman_Bossaso_Mowliidka_30-Nov-2017.mp3+sax+.mp3
-
Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Sharma’arke Claahi Cali oo ah aqoonyahan da’yar oo wax ku bartay dalalka Somaliya, Ugandha iyo Turkiga, bartayna cilmiga maamulka iyo hormarinta ganacsiga, taas kasowna waa qoraa oo dhawaan ayuu magaaladatan Bossaso waxa uu kusoo bandhigay buug uu qoray. Waxaana qoraagu uu si durugsan barnaamijkan ugu…
-
Martisoor & Taliye Finiin: Shilalka Gaadiidka, Qalab La’aanta Qaybta, Aqoon Xumida & Hagar La’aanta Dowladda (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee todobaadkan waxaan ku soornay Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee gobolada Bari, Karkaar, Sanaag, Haylan iyo Gardafu ee Puntland, Md. Maxamed Finiin Yuusuf. Taliye Finiin oo muddo nus qarni ku dhow arrimahan ka shaqaynayey ayaa barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynaya habka ay ciidankani u shaqeeyaan, caqab ballaaran oo ciidan ahaan ka haysata dhanka qalabka,…
-
Martisoor: Wasiir Saciid M Raage & Dhismaha Dekedda Bossaso (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii Todobaadlaha ee Martisoor. Todobaadkan waa dhismaha iyo balaarinta dekedda Boosaaso, waxaana marti noo ah Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland, Md. Siciid Maxamed Raage. Waxaa daadihinaya aw-Tall, kana soojeedinaya Daljir Bossaso. Dhegaysi wacan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d63acf0401000e6600a00a/Martisoor_Tallman_Bsso_Wasiir+Saciid+M+Raage_05-Oct-2017.mp3
-
Martisoor: Dr. Saadiq Enow & Taariikhda Soomaalida – Q3aad (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir ee todobaadkan iyo dhowrka todobaad ee soo socdaba waxaan idiinku soo gudbin doonaa xog ballaaran oo la xiriirta taariikhda Somalida, ee dhageystow makula tahay in qoomiyadda Somalidu ay jirtay in ka badan 2 million oo sano? Sidaas waxaa sheegaya Qoraaga Dr. Saadir Enow oo ka mid ah ku xeeldheereyaasha taariikhda…
-
Martisoor: Dr. Saadiq Enow & Taariikhda Somalida- Q2aad (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir ee todobaadkan iyo dhowrka todobaad ee soo socdaba waxaan idiinku soo gudbin doonaa xog ballaaran oo la xiriirta taariikhda Somalida, ee dhageystow makula tahay in qoomiyadda Somalidu ay jirtay in ka badan 2 million oo sano? Sidaas waxaa sheegaya Qoraaga Dr. Saadir Enow oo ka mid ah ku xeeldheereyaasha taariikhda…
-
Martisoor: Dr. Saadiq Enow iyo Taariikhda Soomaalida (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir ee todobaadkan iyo dhowrka todobaad ee soo socdaba waxaan idiinku soo gudbin doonaa xog ballaaran oo la xiriirta taariikhda Somalida, ee dhageystow makula tahay in qoomiyadda Somalidu ay jirtay in ka badan 2 million oo sano? Sidaas waxaa sheegaya Qoraaga Dr. Saadir Enow oo ka mid ah ku xeeldheereyaasha taariikhda…
-
Martisoor: Quraanjecel iyo Waayihiisii Nolosha, Wasiirnimada iyo Waliba Waxqabadkii Xukuumadda (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii todobaad laha ahaa ee Martisoor, Afhayeenka xukuumadda Puntland, ahna wasiiru dowlaha xiriirka gobolada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa marti ku ah, waxaana todobaadkaan magaalada Boosaaso ka soo jeedin doona Axmed Sheekh Maxamed (Tallman). Waa Wasiir Quraanjecel iyo waayihiisii nolasha iyo waliba waxqabadka dowladda, mashaariicda socota iyo hawlaha…
-
Martisoor: Abwaan Cismaan Cabdinuur Xaashi iyo Cilmiga Afka Soomaaliga (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan Marti u ah qoraaga Cismaan Cabdinuur Xaashi. Ka sokow inuu Cismaan qoraa yahayna, wuxuu ka mid ahaa wariyeyaashii hore ee Soomaalida, waa hal-abuure, waana macallin wax ka dhiga jaamacadda Ileys ee magaalada Laascaanood. Qoraaga ayaa 23 sano oo uu ku hawlanaa cilmi baaris la xiriirta afka Soomaaliga kaddib…
-
Martisoor, Maanta iyo Wasiir Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indhoguran (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor ee maanta waxaa marti u ah Cabdiwali Xirsi Cabdulle Indhoguran, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda PL, ahna khabiir wakhti dheer ku soo jiray arrimaha siyaasadda iyo ganacsiga, xilal kala duwanna ka soo qabtay maamulka PL iyo dawladda dhexe ee Soomaaliya. Wasiir Indhoguran ayaa barnaamijkan waxa uu si duragsan ugu falanqaynayaa arrimaha…
-
Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha
Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan 6 sano kahor la yeeshay AU Datoor/Prof. Maxamed Jamac Salaad Takar oo horraantii bishan 8 Agosto 2017 ku geeriyooday dalka Talyaaniga. Marxuunka oo muddooyinkii dambe ka hawlgalayey magaalada Gaalkacyo ayaa kamid ahaa dhakhaatiirta farakutiriska ah ee Eebbe ku manaystay cilmiga iyo khibrad. Waxaana…