Category: MAANHADAL
-
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal oo Ku Saabsan Xaaladda Amni ee Somaliya
Bacaadweyn, 05-March, 2016 -(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan diiradda lagu saarayo Amniga Somaliya ,iyadoo qaraxyo xoogani ay todoobaadkii la soo dhaafay ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho iyo BAydhabo.
-
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-hadal oo Diiradda lagu Saarayo Abaaraha Puntland
Burtinle, 26, Febru, 2016 -(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan diiradda lagu saarayo abaaraha ka jira qaybo kamid ah deegaanada Puntland.
-
DHAGAYSO:Maan-Hadal oo Todobaadkan Diiradda Saaraya Guddiga Doorashoyinka Puntland ee lagu Dhawaaqay
Bosaaso, Febru, 19, 2016 -(Daljir)_Ku soo Dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan ku saabsan Guddiga doorashooyinka Puntland ee dhawaan lagu dhawaaqay ,waxaana doodda Barnaamijkan ka qayb-galaya siyaasiyiin miisaan ku leh siyaasadda dalka.
-
(Dhagayso) Siyaasi Siciid Sanwayne Iyo Wasiir Soocade oo is haysta Doodii Maanhadal
Garowe, 12, Ferbu, 2016 – Siciid Sanwayne oo ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeed-ka Udud ee Puntland ayaa Puntland ku eedeeyay in ay ku fashilantay Siyaasadii, waxaana uu doodiisa tusaale uga dhigay hab-qaybsiga beelaha Puntland.
-
(Dhagayso Dood) Barnaamijkii Maanhadal oo ku saabsan Shirarkii Puntland iyo Beesha Caalamka ee fashilmay
(Dhagayso Dood) Barnaamijkii Maanhadal ee Radio Daljir 12-Febru-2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Daljir Studio Garowe
-
DHAGAYSO:Doodda Maan-Hadal oo ku Saabsan Wada-hadalladii Fashilmay ee Garowe
Bosaso, 12, Febru, 2016 -(Daljir)_Waxaad ku soo dhawaataan barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan diiradda lagu saarayo wada-hadaladii Fashilmay ee u dhaxeeyay dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka.rnrnWaxaan doodda Todobaadkan ka qayb-galaya mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka warfaafinta Puntland Maxamud Xasan Soocadde iyo siyaasin kale oo caan ka ah gayiga Somalia.rnrnDhagayso
-
DHAGAYSO: Barnaamijkii Maan-Hadal oo Ku Saabsan Jidka Ceel-Daahir ,Ceer-Gaabo
Sabti, Feberaayo 06, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo waxaan todobaadkan looga hadlayaa Dhismaha wadada Ceel-daahir Ceergaabo oo la filayo in la soo gaba-gabeeyo dhawaan. Waxaa soo jeedinaya wariye Jamaal Faarax Aaadan ,waxana kala qayb-galaya marti-sharaf kala duwan Dhagayso
-
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-hadal oo looga Hadli doono Shirkii Kismaayo Ee Fashilmay
Jimco, Janaayo 22, 2016 (Daljir) —Ku soo Dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta DAljir ee Gaalkacyo waxaana todobaadkan looga hadlayaa Shirkii dhawaan lagu so gaba-gabeeyay magaalada Kismaayo ,kaasi oo madaxda Somaalidu ay isku fahmi waayeen. Dhagayso
-
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal iyo Shirka Kismaayo uga Furmay Madaxda Somalida
Jimco, Janaayo 15, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maanta Hada oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Bosaas iyo wariye Geeddi. Todobaadkan barnaamijka waxaa diiradda lagu saaray shirka Kismaayo uga Furmay madaxda Soomaalida Dhagayso
-
DHAGAYSO:Doodda Barnaamijka Maan-Hadal oo Ku Saabsan Shirka Kismaayo ka Dhici doona
Jimco, Janaayo 01, 2016 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo ,waxaana todoobaadkan uu barnaaamijka ku saabsan yahay shirka tobanka bishan lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ,kaasi oo looga hadli doono hiigsiga 2016-ka.
-
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal iyo Dood Adag oo Ku saabsan Muranka G.Bakool
Jimco, December 25, 2015 (Daljir) —Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan looga hadlayo muran ka dhex jira maamulka Koonfur Galbeed oo dhawaan ay ka goosteen siyaasiyiin iyo qaar kamid ah shacabka ka soo jeeda gobolka Bakoool.
-
DHAGAYSO: Barnaamijkii Maan-Hadal oo Looga Hadlayo Dagaalladii Gaalkacyo ka Dhacay
Somalia, December 11, 2015-(Daljir)_Ku soo dhawaada Barnaamijkii Maan-hadal oo idin kaga imaan doona xarunta Daljir ee Gaalkacyo ,waxaana todbaadkan looga doodayaa shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Waxaa soo jeedin doona wariye Jamaal Faarax Aadan.