Category: MAANHADAL

  • MAANHADAL: Xaaladda Geeska Afrika iyo Xogla’aanta Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

    MAANHADAL: Xaaladda Geeska Afrika iyo Xogla’aanta Madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

    Geeska Afrika waxaa ka hanaqaaday isbaddal siyaasadeed oo ay hagayso dowladda Itoobiya, garwadeenna uu u yahay RW Abiy Axmed. RW Abiy waxa uu soo afjaray collaaddii Eriteriya, waxaana la laalay cunoqabateyntii Eriteriya. Waxaa kale oo uu RW Abiy Axmed sheegay in saddexda dal ee Itoobiya, Eriteriya iyo Soomaaliya ay midoobi doonaan oo aysan sii lahaan…

  • MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

    MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

    Barnaamijka Maanhadal ee maanta waxaa marti noogu ah musharrax Cali Xaaji Warsame oo u tartamaya xilka madaxweynimo ee Puntland. Barnaamijka waxaa ka soo qaybgalaya bulshada Puntland, daljoog iyo qurbajoogba. Maanhadal maanta kaga bogo su’aalaha: Cali waa kuma, waa se maxay qorshihiisa siyaaseed? Barnaamijka waxaa daadihinya Axmed Shiikh Maxamed Tallman. Hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5be54ac10a010056ddc579cb/Maanhadal_Tallman_Bss_Musharrax+Cali+X+Warsame_09-Nov-2018.mp3

  • MAANHADAL: Waa kuma Musharrax Eng. Maxamuud Khaliif Xasan JABIYE?

    MAANHADAL: Waa kuma Musharrax Eng. Maxamuud Khaliif Xasan JABIYE?

    Barnaamijka MAANHADAL waxaa maanta marti u ah Musharrax Madaxweyne Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Jabiye. Haddaba Musharrax Jabiye waa kuma? Xaggee ka soo galay siyaasadda? Muxuu yahay ganacsigiisu? Maxaa ku dhaliyey in uu isu sharraxo Madaxweyne Puntland? Jawaabaha su’aalahaas iyo waliba kuwa shacabka Puntland, dal iyo daafaha dunidaba, kaga bogo barnaamijka Maanhadal ee maanta. Hoos kaga…

  • MAANHADAL: Falaanqeyn shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso/Daawo)

    MAANHADAL: Falaanqeyn shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garoowe lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso/Daawo)

    Kulanti wacan dhegaystayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal  ee Radio Daljir  ,oo maanta ku saabsan Qodobadii ka soobaxay shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoowe . Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bd2eadb0101006cc541719a/Maanhadal_Tallman_Bss_Shirkii+DG+ee+Grwe_26-Oct-2018.mp3 Halkan kadaawo sido kale Barnaamijka Maanhadal

  • MAANHADAL: Daryeelka deegaanka iyo doorka ganacsatada Puntland (dhegayso)

    MAANHADAL: Daryeelka deegaanka iyo doorka ganacsatada Puntland (dhegayso)

    Barnaamijka MAANHADAL waxa uu maanta diiradda saarayaa daryeelka deegaanka iyo doorka ganacsatada Puntland si loo badbaadiyo deegaanka Soomaaliyeed ee maanta qarka u saaran nabaadguur. Badbaadinta deegaanku waa badbaada xoolihii deegaanka ku tiirsanaa si ay deegaanka uga helaan nacfi ay ku noolaadaan. Taas haddii lagu guulaysto waxa ay suurtagalinaysaa in dadkii deegaanka nabaadguurinayey (ha ka warqabeen…

  • MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (maqal & muuqaal)

    MAANHADAL: Xulista Baarlamaanka Puntland iyo doorka hoggaanka dhaqanka (maqal & muuqaal)

    Kulanti wacan dhegaystayaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal  ee Radio Daljir oo maanta ku saabsan doorka Isimada dhaqanka ee Puntland iyo soo xulista xildhibanaada cusub ee Puntland 2019. Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb739ce02010088d6d2b03c/Maanhadal_Tallman_Bossaso_Nabadoonada+PL-05-Oct-2018.mp3 Hoos ka daawo

  • MAANHADAL: Xaaladda Siyaasadeed ee dalka & khilaafka DFS iyo maamulada dalka (dhegayso)

    MAANHADAL: Xaaladda Siyaasadeed ee dalka & khilaafka DFS iyo maamulada dalka (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystayaal! Ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo toddobaad walba maalinta Jimcaha aad ka dhegaystaan Radio Daljir. Todobaadkan waxa aan ku falaanqaynaynaa khilaafka sii xoogaysanaya ee dhexyaal DFS iyo maamulada dalka. Waxaan kale oo ku eegaynaa safarka Madaxweyne Gaas ee gobolka Sanaag. Axmed Shiikh (Tallman) ayaa Boosaso ka soojeedinaya. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba4cdf90201002c61cfafa4/Maanhadal_Tallman_Bsso_Wacyiga+siyaasadeed+ee+dalka-21-Sept-2018.mp3

  • MAANHADAL: Marxaladda cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )

    MAANHADAL: Marxaladda cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )

    Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo lagu falaanqeeyo xaaladda dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee markaas taagan. Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna marxaladaha cusub ee uu wajahayo Geeska Africa. Barnaamijka waxaa xarunta Daljir ee Boosaaso ka soojeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9253c0040100933e1a2bfe/Maanhadal+Axmed+Sheekh+Maxamed+Tollman+.mp3  

  • MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)

    MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystitaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maanta looga hadlay “Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland.” Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda Puntland oo barnaamijka kaqaybgalaya waxa uu yiri, “amni baan haysanaa, caddaalad baan haysanaa haddii aan reer Puntland nahay. Markii aan leeyahay caddaalad baan haysanaa waxaan ula jeedaa waad ogtihiin Koonfur waxaa jirta meel la dhaho…

  • MAANHADAL: Arrimaha Doorashooyinka Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

    MAANHADAL: Arrimaha Doorashooyinka Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

    Kulan wacan dhagaystiyaal meel walbaad joogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aad ka dhagaysaataan Radio daljir ,todobaadkan Barnaamijka waxaa looga doodi doona Arrimaha doorashooyinka Puntland iyo dib u dhaca Markale ku yimid Nidaamka Xisbiyadda Baddan. Barnaamijka waxaa xrunta Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman) http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b76afd80a0100f8f0b32f27/Maanhadal_Tallman_Bss_Difaaca+iyo+Doorashootinka+PL-17-Aug-2018+.mp3

  • MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

    MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

    Todobaadkan waxaa Puntland laga xusay 20-sano guuraadii ka soo wareegatay aasaaskii Puntland oo dhidibada loo taagay 1 Ogosto 1998, kadib shirar wadatashi oo ka socday Garoowe muddo 4 bilood ah, ayna ka qaybgaleen wakiilo ka socda shan gobol oo kala ahaa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle. Haddaba maxay tahay waxyaabaha saldhigga…

  • MAANHADAL:  Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)

    MAANHADAL: Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)

    Golaha wakiilada Puntland ayaa kala diray maalinimadii shalay hay’adda shaqaalaha rayidka Puntland, kadib markii lagu eedeeyey musuqmaasuq iyo nidaam xummo maamul. Fadhigii baarlamaanka ee shalay ayaa waxaa isku dhex casilay masuul katirsan hay’adda oo qiray inuu jiro musuqmaasuq gaamuray oo hay’adooda kajira, uuna go’aansaday inuu shaqada ka tago. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b51cfbf0401009ac50f31e2/warka.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com