Category: MAANHADAL
-
MAANHADAL: 15ka May iyo waxa laga baran karo dhallintii SYL (dhegayso|daawo)
Kulanti wacan dhageystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo jimca walba ad ka dhegaysataan Radio daljir,waxaana todobaad walba ku soo qaadana dhacdooyinka ugu waaweyn ee todobaadkaas jira. Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadan doonna aasaaskiisa SYL, halgankii dheeraa iyo wixii dhibaato laga soo maray halgankii xornimodoonka iyo xaalka maanta ee Soomaaliya. Wariye Axmed…
-
MAANHADAL: Shirka Garoowe iyo doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya. (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa Shirka Garoowe ee la isku mari la’yahay madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada iyo madaxda dowladda dhexe. Doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya.…
-
MAANHADAL: Maxaa kasoo bixi kara shirka Garoowe ay ku yeelanayaan madaxda dowladda faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah? (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa wax yaabaha kasoo bixi kara shirka Garoowe ay ku yeelanayaan madaxda dowladda faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo balan qaadka…
-
MAANHADAL: Khilaafka DFS iyo mucaaradka Nairobi ku shirsan (dhegayso)
Maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqeynaynaa aragtida indheergaradka iyo dadweynaha ee mucaaradka ku shirsan Nairobi iyo dhaliisha ay mucaaradku u soojeediyeen xakuumadda Farmaajo.Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tollman. Hoos kaga bogo.
-
MAANHADAL: Maxaa uqab soomay madaxweyne Deni? 100 maalmood kadib xiligii doorashadiisa (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa wax yaabaha u qabsoomay dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni boqolka maalmood ee ubuuxsamay iyo waxa ay ka gaabi Maxamuud…
-
MAANHADAL: Ansixinta miisaaniyada Puntland ee sannadka 2019 (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa ansixintii Miisaaniyada Puntland ee sagaalka bilood ee soo socota iyo dooddii Xildhibaanada. Miisaaniyadda Puntland ee la ansixiyay oo aan inta badan…
-
MAANHADAL: Kenya oo Soomaaliya hordhigaysa xujooyin cusub si ay uga dhabayso damaceeda badeed (dhegayso|daawo)
Kaddib markii uu dhicisoobay shirkii RW Abiy Axmed uu garwadeenka ka ahaa ee u dhexeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru, ayaa durba waxa ay Kenya biloowday dhowr cadaadis oo ay DFS saareyso si ay uga dhabayso damaceeda ah in ay la wareegto qayb badda Soomaaliya ee taal xudduuda labada dal. Soomaaliya oo hore uga biyadiiday…
-
MAANHADAL: Maxaa sababay gadoodka ciidamada Dowladda Faderaalka Soomaaliya? (dhegayso)
Barnaamijka Maan hadal waxaa diiradda uu saarayaa todobaadkan gaddooodkii ay sameyeeen ciidamo katirsan dowladda faderaalka Soomaaliya, kuwaasi oo baneeyey dhulal ay joogeen oo ku yaalay gobalada Shabeelooyinka oo ay difaac kaga jireen ururka Al-shabaab. Arrintaasi oo siwayn wax la isaga waydiinayo sababaha keenay, waxaana ay ka cabanayaan mushaar la’aan, halka dowladduna ay waddo nidaamyo ka…
-
MAANHADAL: Xiisadda Soomaaliland iyo Puntland ee Sool iyo Sanaag (dhegayso | daawo)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa maanta xiisadda Somaliland iyo Puntland ee Sool, Sanaag iyo Cayn, gaar ahaana dhaqdhaqaaqyada Sanaag. wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo…
-
MAANHADAL: Dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay Caasha ilyaas oo ahayd gabar 12 sano jir ah (dhegayso|daawo)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa maanta dilkii iyo kufsigii Gaalkacyo loogu gaystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd gabar 12 sano jir ah . Barnaamijka waxaa ka…
-
MAANHADAL: Khilaafka Kenya iyo Soomaaliya 1960kii illaa maanta (dhegayso | daawo)
Kulanti wacan dhagaystayaal ku soodhawadda barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan ku falanqeyn doono siyaasadda khilaafka Soomaaliya iyo Kenya iyo damaca ballaaran ee Kenya kuna aaddan badda Soomaaliya. Shalay oo Khamiis ahayd dawladda Kenya ayaa mar labaad ka hadashay xiisaddaas kuna eedeysay Dowladda Federalka Soomaaliya in ay dunida marinhabaabinayso. Kenya ayaa sheegatay in aysan ka tanaasuli doonin taako kamid…
-
MAANHADAL: Golaha Wasiirada Madaxweyne Deni ma yihiin golihii la filayey tiro iyo tayo ahaan? (dhegayso)
Ku soodhawaada barnaamijkii MAANHADAL oo maanta ay marti noogu yihiin laba aqoonyahan oo kala ah qoraa Maxamed Xasan Cirro iyo Prof. Maxamed Xareed Cali. Waxa aan ku falaanqayneynaa siyaasadda Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada. Waxa aan abbaari doonnaa in goluhu yahay kuwii la filayey tiro iyo tayo ahaan. Adiga se maxay kula tahay? Kaga bogo…