Carro Nabaadiino & Dooxooyin isu Muuqda! | Sahanka Daljir Galdogob illaa Bandiiradley

Carro Nabaadiino & Dooxooyin isu Muuqda! | Sahanka Daljir Galdogob illaa Bandiiradley

GALDOGOB illaa BANDIIRADLEY: Carro Nabaadiino & Dooxooyin isu Muuqda: Sahanka Daljir ee Galdogob illaa Bandiiradley xiritaankii shirkii nabadeynta Galdogob kabacdi waxaan ku safarnay waddo colaaduhu xireen oo aan afar sano la marin iskuna xirta Galdogob iyo Bandiiradley. Inkasta oo jilaal jiro haddana dhulka waxaa cawsku ku haray meelihii awal furrimaha loogu yeeri jirey ee degsimada labada tol, xooluhuna wada daaqayaan dooxoyin isu muuqda. Colaadaha ugu badan Soomaaliya waxa ay ka dhashaan deegaan iyo daaq, laakiin marka aad meelo badan oo dalka ah marto dhulka badankiisu waa cidla.

Maxamed Xasan Dhalo ayaa warbixintan inoo diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com