Site icon Radio Daljir

Caqabadaha haysta beeralayda Puntland ee wax soo saarka timirta, Qaybtii 5aad (dhegayso)

Radio Daljir ayaa maalmahan wada barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegayno heerka wax soo saarka beeraha timirta ee Puntland , ganacsiga iyo darruufaha haysta beeralayda timirta.

Qaybtan shanaad ayaan diiradda ku saaraynaa caqabadaha beeralayda ka haysta dhanka wax soo saarka beeraha timirta.

Xasan Jaylaani Cali Heykal ayaa noo diyaariyay, halkaana idiinkugu so gudbinaya.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b69764801010076c22eab78/Warbixinta+5-aad+Caqabada+beeralayda+ka+haysata+wax+soo+saarka++.mp3?_=1
Exit mobile version