Site icon Radio Daljir

Camey oo Digniin Culus Hawadda u mariyaay odayaal Burco kaso hadlay (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland ayaa waxa uu kahadlay hadalkii dhawaan ka so yeray Isimadii dhaqanka ee ku shiray Magaaladda Hargaisa ee ka soo jeday beesha Habar jeclo .

Camey ayaa sheegay in Issimada shiray ay intabadan Ciidamada Joga Tukaraq ay ka soo jeedaan Beeshooda ,sidaasi daradeedna baaqaasi aysan aqabali doonin Puntland inta ay Soomalailand taaku kamid ah dhulka Puntland ay joogaan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3a4ff5ff000071725da78d/Camay-+kuxigeenka+gas+.mp3?_=1
Exit mobile version