Site icon Radio Daljir

Kamerada Qarsoon oo Duubtay Qarax ka Dhacay Muqdisho (daawo)

Kaamirad ku xiran darbiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa si toos ah u duubtay qaraxii xooganaa ee shalay galab ka dhacay dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad shacab ah ay ku dhinteen.

DAAWO

https://youtu.be/_bmjuTJmE4k

Exit mobile version