Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camay, ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan dhallinyaro ka soo goostay kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysta buuraha gobolka Bari, inta hartayna ay naf-la-caari yihiin, lana la wada layn doono.
Dhanka doorashada Puntland, Camay wuxuu yiri 2019 ma dhici doonto doorasho hal qof iyo hal cod ah. Camay ayaa waraysi gaar ah siiyeey Universal TV, warbixintaanna waxaa ka diyaariyey wariye Xasan Heykal oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso.
Hoos ka dhegayso
U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska