Camay: Ragga al-Qaacida iyo Daacish Hadda waa Baxsad waana la wada Laynayaa

Camay: Ragga al-Qaacida iyo Daacish Hadda waa Baxsad waana la wada Laynayaa

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camay, ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan dhallinyaro ka soo goostay kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysta buuraha gobolka Bari, inta hartayna ay naf-la-caari yihiin, lana la wada layn doono.

Dhanka doorashada Puntland, Camay wuxuu yiri 2019 ma dhici doonto doorasho hal qof iyo hal cod ah. Camay ayaa waraysi gaar ah siiyeey Universal TV, warbixintaanna waxaa ka diyaariyey wariye Xasan Heykal oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • asc Ayaan Cumar oo jogta galkcyo hadan rayigayga kadhib waxa ila quman inan lalayn waxii isaso dhiba ee caqli celin oo samiyo inay kuwa badan kudaydan baa lagayaba

  • asc dhaman shaqalaha dal magacaygu Ayaan Cumar kunool galkacyo hdan kahadlo dorashada waxay ilatahay awalba sheko ciyal ba laysu shegayee qofkasta waa arkayay inaysan sorobyn somali batiri waa baryay sacabo laguma dado wan idin salamay dhaman bahda daljir 0907553521

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com