Cali Xaraare: Ciiddeena iyo dhulkeenu waa naga dhexeeyaa ee Carab aan iska celino (daawo)

Cali Xaraare oo faalaanqeynaya heshiiska Dekedda Berbera ee u dhexeeya Imaaraadka iyo Itoobiya ayaa farriin iyo waano waxa uu direy siyaasiyiinta iyo hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed, asaga oo warbixin dheer oo uu ku falaanqeynayo heshiiska ugu sheegay madaxda iyo siyaasiyiinta Somaliland in aysan jirin meel Soomaali iyo Itoobiya ku walaaloobeen, oo “walaalnimaduna waa dhalasho ee jeclaysi ma … Continue reading Cali Xaraare: Ciiddeena iyo dhulkeenu waa naga dhexeeyaa ee Carab aan iska celino (daawo)