Cali Xaraare: Ciiddeena iyo dhulkeenu waa naga dhexeeyaa ee Carab aan iska celino (daawo)

Cali Xaraare: Ciiddeena iyo dhulkeenu waa naga dhexeeyaa ee Carab aan iska celino (daawo)

Cali Xaraare oo faalaanqeynaya heshiiska Dekedda Berbera ee u dhexeeya Imaaraadka iyo Itoobiya ayaa farriin iyo waano waxa uu direy siyaasiyiinta iyo hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed, asaga oo warbixin dheer oo uu ku falaanqeynayo heshiiska ugu sheegay madaxda iyo siyaasiyiinta Somaliland in aysan jirin meel Soomaali iyo Itoobiya ku walaaloobeen, oo “walaalnimaduna waa dhalasho ee jeclaysi ma aha, waa DNA!”

Siyaasiyiinta Somaliland oo ayana soodhaweynaya Carabta, ha ogaadeen, buu yiri Cali Xaraare, in Soomaliland iyo Soomaali inteeda kale ay Carab u yihiin laba “cabiid” oo markii ay gurigooda Carabtu tagaan waxa ay oran, buu Cali Xaraare yiri, “Cabiidiintii baan maanta qaarna heshiis la galney, qaarna eriney!”

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Ahmed Abdi Hassan juuqlaawe 6 years ago

    From Jowhar :somalia
    To
    Djibouti
    I like to join this group how I can join this group

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com