Site icon Radio Daljir

Cali Xaaji Warsame oo Daljir uga waramay arragtidisa arrimaha doorashada Puntland (dhegayso)

Siyaasi ahna Musharrax Madaxweyne, Mudane Cali Xaaji Warsame, ayaa wareysi gaar ah oo uu maanta siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay arrimaha doorashooyinka Puntland iyo go’aankii shalay ee Barlamaanka Dowladda Puntland, ayna ku go’aamiyeen wakhtiga ay dhacayso doorashada kursiga Madaxweyne ee sannadka 2019.

Cali Xaaji ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo go’aanki barlamaanka ee doorashooyinka Puntland, isaga oo sheegay in tallaabo wanaagsan ay qaaden Barlamaanka Puntland, taas oo uu yiri waxa ay meesha ka saartay shakigii laga qabay in Gaas uu isku dayo xil kororsi aan marnaba suurtoobin karin.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b742036fd00006f76b1dc9d/Wareysiga+Cali+X+Warsame+oo+soo+dhaweeyey+Go%27aankii+shalay+baarlamaanka+Pyntland+gaaray_JFA.mp3?_=1
Exit mobile version