Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho (dhegayso)

Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho (dhegayso)

Cali Maxamed Geedi Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo waliba cida ay masuuliyada ka saaran tahay.

Waxa uu sheegay in maqaamka Muqdisho uu yahay mid aan shaki ku jirin meel sarena gaaray,islamarkaana ah mid Dastuuri ah cidkastana looga baahan yahay.

“Maqaamka Muqdisho iyo xuuqda deegaanka majirto cid shaki gelin karta,waxana masuul ka ah cidkasta maadaama ay tahay mid dastuuri ah oo la’ogyahay heerarka ay soo martay ayuu yiri Cali Maxamed Geedi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Eerible Farnfar 5 years ago

    Cali Maxamed Geeddi waa garoob. Gabre ayaa qabi jiray oo furay.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com