Cadaado iyo heerka Nadaafad xumada magaalada oo laga deyriyay (dhegayso)

Cadaado iyo heerka Nadaafad xumada  magaalada oo laga deyriyay  (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan magaalada  Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug oo maanta lahadlay radio Daljir ayaa waxa ay sheegeen in qaati ay ka taagan yihihiin Qashin farabadan oo buux dhaafiyay gudaha magaalada iyo hareeraheeda.

Waxa ay sheegeen in dowladda hoose ee degmada ay ka gaabisay howshii loo igmaday, halisna ay ugu jiraan dadka in Nadaafadarada ka jirta magaalada ay cudururo ka qaadaan.

Hadab ,wariyaha Daljir ee magaalada Cadaado Mahad Nuur Axmed ayaa warbixintan ka diyaariyay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com