Buuro, Qarar iyo Dooxooyin Aagga Qardho oo Dildillaacay (Sawirro)

Buuro, Qarar iyo Dooxooyin Aagga Qardho oo Dildillaacay (Sawirro)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Karkaar ayaa sheegaya in la arkay arrin naxinteeda leh kaddib markii dhulkii dooxooyinka ay bilaabeen in ay dildillaacaan.

Dillaaca ku yimid dhulka ayaa waxaa la rumaysan yahay inuusan ahayn dhul gariir haseyeeshee uu xiriir laleeyahay roobabkii xooganaa ee dhowaan ka da’ay gobolka oo sababay inuu dhulka jilco iyadoona ay jiraan wadooyin go’ay.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • cabdinuur 7 years ago

    waa arin ay macquul tahay in ay saamayn ku yeelata bey ada kaar aahan aagga hadda lagu arkay dil-dilaacaan.

    waa arin u baahaan taxadarkeeda iyo ka warhaynteed

  • baarliin siciid diiriye 7 years ago

    waa arin layaab Leh wa in taxtar lasameeyo si degdeg ah

  • Abdiraxmaan Abdinasir Ahmed 7 years ago

    horta marks kowaad waa qadar Alle waxkastana Allaah og waxa uu kawato

  • c/lahi mohamud adn 7 years ago

    Arinkani wa mid khatar badan leh ,oo keeni kara inay dadka iyo xoolahaba ay dhibaato kaso gaarto.
    marka waa inay maamulka gobolka iyo kan degmadaba ay uga hawl galan sida ugu dhakhsiyo badan.

  • guled ahamd moh'med 7 years ago

    waa arin layaab ah !un baahan in baaritaan qoto Dheer lugu sameeyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com