Cabdulqaadir Maxamed oo Burtinle kaga dhawaqay inu yahay Musharax Xildhiban PL (dhegayso)

HomeWararka

Cabdulqaadir Maxamed oo Burtinle kaga dhawaqay inu yahay Musharax Xildhiban PL (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo uu Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cumar ku shaacinayaay in uu yahay Musharax Xildhibaan Puntand 2019,iyado munaasabad ay ka qayb galeen Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Burtinle. Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8c25f6010100a24a35c710/Warbxinta+Musharax+Xildhiban+Puntlnd+2019+Cabdiqaadir+Maxamed+Cumar+Degmada+Burtinle+By+cXakiin+Xusein+Xassan+.mp3

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)
Madaxwaynaha Hirshabelle oo baarlamaanka kala hadlay ansixinta wasiirada
Muuse Bixii oo ka hadlay Shirkii Brussels iyo dadkii Somaliland u matalayey shirka (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo uu Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cumar ku shaacinayaay in uu yahay Musharax Xildhibaan Puntand 2019,iyado munaasabad ay ka qayb galeen Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Burtinle.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Abdirisaaq 6 years ago

    Maashaa alaah waa nin u qalma wax yaqaan 
    Wuxuuna ka soo jeedaa famil aad u wanaagsen
    Xishooda wax yaqaan una baden dr iyo drs 
    Iyo rag u soo halgamey puntlan 
    Maanta waa ninkii u qalmiy 
    Guul iyo gobonimo
    Tan kale waxaan u maleenayaa in magaciisa la Dhabi
    Abdiqaadir mahamud cumar 
    Abdiqaadir farabadane

  • Abdirisaaq 6 years ago

    Maashaa alaah waa nin u qalma wax yaqaan 
    Wuxuuna ka soo jeedaa famil aad u wanaagsen
    Xishooda wax yaqaan una baden dr iyo drs 
    Iyo rag u soo halgamey puntlan 
    Maanta waa ninkii u qalmiy 
    Guul iyo gobonimo

DISQUS: