Cabdulqaadir Maxamed oo Burtinle kaga dhawaqay inu yahay Musharax Xildhiban PL (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo uu Mudane Cabdulqaadir Maxamed Cumar ku shaacinayaay in uu yahay Musharax Xildhibaan Puntand 2019,iyado munaasabad ay ka qayb galeen Masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Burtinle.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Cabdulqaadir Maxamed oo Burtinle kaga dhawaqay inu yahay Musharax Xildhiban PL (dhegayso)”

  1. Abdirisaaq

    Maashaa alaah waa nin u qalma wax yaqaan 
    Wuxuuna ka soo jeedaa famil aad u wanaagsen
    Xishooda wax yaqaan una baden dr iyo drs 
    Iyo rag u soo halgamey puntlan 
    Maanta waa ninkii u qalmiy 
    Guul iyo gobonimo
    Tan kale waxaan u maleenayaa in magaciisa la Dhabi
    Abdiqaadir mahamud cumar 
    Abdiqaadir farabadane

  2. Abdirisaaq

    Maashaa alaah waa nin u qalma wax yaqaan 
    Wuxuuna ka soo jeedaa famil aad u wanaagsen
    Xishooda wax yaqaan una baden dr iyo drs 
    Iyo rag u soo halgamey puntlan 
    Maanta waa ninkii u qalmiy 
    Guul iyo gobonimo

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com